Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2024

wasiir

Daawo:Ra’iisulwasaare ku-xigeenka Dalka oo gaaray Jowhar

5th June 2024 admin 0

Wafdi uu hoggaaminaayo ku simaha Ra’isulwasaraha ahna Ra’isulwasare ku xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac,  qeybna ay ka yihiin , Wasiirada Beeraha, Tamarta, iyo Guddoomiyaha Hay’adda […]

Cadaado

Daawo:Qoorqoor oo dhagax dhigay 117 Guri oo looga talagalay Shacabka Cadaado

4th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan howlo shaqo ugu sugan Degmada Cadaado ayaa dhagax dhigay mashruuc ballaaran oo lagu dhisaayo guryo […]

shakuur

Daawo:Xasan Sheekh iyo Gudoomiyaasha Labada Aqal oo Eedeyn Wayn Loo Jeediyey

3rd June 2024 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Gudoomiyaasha Labada Aqal ayaa lagu eedeeyey inay dantii dadka iyo dalka ka hormariyeen tooda gaarka ah. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame […]

Qoor

Daawo:Qoorqoor oo Furay Kalfadhigii 10aad ee Barlamaanka Galmudug

2nd June 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Guddoonka Golaha Baarlamaanka ayaa furay kalfadhiga 10-aad ee Golaha. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay golaha sida […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Baydhabo Ka Furay Shirka Garsoorka Koonfuegalbeeed

2nd June 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furay Shirka Sanadlaha 1-aad Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed oo maanta si Rasim ah uga furmay […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamse oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya

2nd June 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u dhoofay dalka Koonfurta Kuuriya, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Seoul oo […]

Xamze

Xamze oo Haweenka Ugu Baaqay inay galaan dagaalka looga Soo horjeddo Shabaab

1st June 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,” kaas oo lagu muujinayo kaalinta muhiimka ah ee […]

Fartaag

Sawiro:Wasiirka Amniga Soomaaliya oo qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya

1st June 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AAbdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howlgalka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin, kaas […]

Posts pagination

« 1 … 3 4

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes