Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2023

Baardheere

Daawo:Kulan Looga Hadlayo Fatahaada Gedo ayaa Lagu Qabtay Muqdisho

14th November 2023 admin 0

Magaaladda Muqdisho waxaa ka dhacay Kulan ay soo qaban qaabisay Hay’adda Alrahmah Foundation for Education and development, waxaa Soo Xaadiray Kulanka, Siyaasiyiin, Mas’uliyiin iyo Aqoonyahano […]

khadiijo

Sawiro:Wasiir Khadiijo oo Shir Caalami ah Uga Qayb gashay Dalka Itoobiya

13th November 2023 admin 0

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaaalka Soomaaliya Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa xarunta midowga Africa ee dalka Ethiopia kaga qayb gashay shirkii 8-aad ee […]

xasansheekh

Sawiro: Xasan Sheekh oo shirguddoomiyay kulan degdeg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada

13th November 2023 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan degdeg ah oo looga hadlayey saameynta ka dhalatay roobabka wata daadadka xooggan ee ka da’ay […]

ciidan

Qarax ka dhacay kuliyadda Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho

13th November 2023 admin 0

Qof walxo qarxa isku soo xiray ayaa ku qarxay dibadda ilinka laga galo kuliyadda ciidamada ee Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho. Qofka xirnaa walxaha qarxa […]

Suala

Xilka Qaadis lagu Sameeyey Wasiirad ka soo Horjeeda Bananbaxyda Falistiin lagu Tageerayo

13th November 2023 admin 0

Xoghayihii arrimaha gudaha ee Britain Suella Braverman oo ninkeeduna yahay yahuud ayaa shaqada laga eryay. Ra’iisul wasaare boqortooyada Ingiriiska Rishi Sunak ayaa isku shaandheyn ku […]

Xamze

Xamze oo Dowladii Kacaanka iyo Tii 60kii Eedeeyn u Jeediyey

12th November 2023 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa eedeyn u jeediyey dowladihii hore ee Soomaaliya kuwaas oo baray sida wax loo qiro.

xasansheekh

Daawo:Shirka Maalgashiga Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Riyaad Ka Furmay

12th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya ayaa uga warbixiyey fursadaha ballaaran ee maalgashiga Soomaaliya. […]

baardheere

Waxgarad iyo Culumada oo ka Dayriyey Burburka Buundada Baardheere

11th November 2023 admin 0

Odoyaasha iyo Waxgaradka degmada Baardheere oo Qeylo dhaan ka soo saarey Xaalada Buundada Baardheere oo go.dey iyo Baaq Codsi oo aadan u gurmashada dadkii ku […]

xamze

Xamse oo Muqdisho Ka Daah furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya

11th November 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya oo lagu soo bandhigayo fursadaha maalgashi […]

balanbal

Daawo:Kulan Loogu Mahadcelinayey Gabdho qalab soo gaarsiiyey Airporka Balanbal

11th November 2023 admin 0

Kulan loogu mahad-celinayay Ururka Golaha Gabdhaha Sade oo shaqo muhiim ah ka qabtay garoonka diyaaradaha degmada Balanballe sidoo Kalena haatan soo gaarsiiyay agabkii lagu xiri […]

Boliis

Daawo:Taliyaha Boliiska oo Amaanay Shirkii Amniga Qaranka

9th November 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa sheegay in Shirkii qorshaha Amniga Qaranka qeybta Boliiska oo maanta la soo gebagabeeyey guul laga gaaray.

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Garabka Qaliin looga Sameeyey ayaa u dhoofay Sacuudiga

9th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, isagoo ku sii jeeda […]

Fartaag

Senator Fartaag oo Ku Baaqay in loo Gurmado Shacabka Gedo

9th November 2023 admin 0

Senator Cabdulaahi Sheekh Ismaacoil Fartaag oo ka tirsan Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda,Hay’adaha iyo beesha caalamka in loo gurmado dadka ay […]

tarsan

Safiir Tarsan oo Xilkii Safaarada Nairobi Wareejiyey

8th November 2023 admin 0

Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Kenya danjire, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ay u idlaatay muddadii uu ahaa […]

baardheere

Wabiga Jubba oo Baardheere ku fatahay iyo Qasaaro uu Gaystay

6th November 2023 admin 0

Buundada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo halis ugu jirta inay go’do iyo kumaanan qoys oo ka barakacay xaafado hor leh.

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes