Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2023

shariif

Sheekh Shariif Oo Barlamaanka Ka horsheegay Inuu Taageersan yahay Dagaalka Lagula Jiro Shabaab

9th September 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka qayb galay kulankii maanta ee golaha shacabka isaga oo […]

sheegow

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka horyimid Mooshirkii Jeneraal Sheegow

9th September 2023 admin 0

Xildhibaan Dahabo Suusow oo kamida Xildhibaanada Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa sheegtay inuu Jeneraal Sheegow Cadaalad daro ku xiran yahay,Mooshinkii aad Xuquuqdiisa ku Raadinaynay Gudoonka […]

Baardheere

Daawo:Buundadii Baardheere ee Daadadku Jabiyeen oo dib Loo Furay

8th September 2023 admin 0

Buundada Kurmaan ee degmada Baardheere oo daadad burburiyeen ayaa maanta la furay taas oo lagu dhisay is xilqaan.

Caliciid

Qorshaha Mahad Salaad U dhiibay Cali Ciid Hoos ka Akhriso

8th September 2023 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo uu ku adeeganayo Taliyaha Nabadsugida Mahad Salaada ayaa Dhuusamareeb iskaga tagay. Madaxwayne kuxigeenka Galmudug oo kusugan Degmada Caabudwaaq […]

geedoqarow

Gudoomiyihii Dhuusamareeb oo Booqday degaan laga qabsaday Shabaab

8th September 2023 admin 0

Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb Cabdirixmaan Cali Axmed Geeda Qorow oo maanta warbaahinta kula hadlay deegaanka Bulacle oo shalay khawaarijta laga saaray ayaa sheegay inay sii socon […]

itoobiya

Soomaaliya oo Itoobiya u Ogalaatay inay Isticmaasho Dakadeheeda.

7th September 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo laaga hadlay xaaladaha amni ee dalka, […]

caliciid

Daawo:Xildhibaanadii Galmudug oo Shaaciyey inay Xilka Ka qaadayaan Cali Ciid

7th September 2023 admin 0

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Galmudug oo Shir-ku Qabtay Caabudwaaq ayaa Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ku eedeeyey Jabinta Sharciga iyo Xagal-daacinta Dagaalka AS

Xamse

Xamse oo Booqasho ugu Tagay Madaxwayne Farmaajo

7th September 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore ee […]

caliciid

Dhageyso:Cali Ciid oo Qoorqoor ku eedeeyey Fashilkii ku yimid Dagaalkii Shabaab

6th September 2023 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo warbaahinta u waramaayey ayaa Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ku eedeeyey inuu Fashiliyey Qorshihii dagaalka lagula jiro […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo Ka Horyimid Warqad Xilka Looga Joojinayo Cabdi Waayeel

6th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa buriyay waraaqda kasoo baxday Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ee shaqada looga joojiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey Aadan yabaal

6th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta […]

caliciid

Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Galmudug oo Lagu eedeyey inuu Amni daro ka wado Caabudwaaq

6th September 2023 admin 0

Culumada iyo Wargaradka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay Qalqal amni daro iyo idku dir bulsho oo uu degmada Caabudwaaq kasameyeey Madaxwayne Kuxigeenka […]

waayeel

Dhageyso:Wasiir Arimaha Gudaha Galmudug oo waxba kama jiraan ku tilaamay xilkaa qaadista Maamulak Cabudwaaq

6th September 2023 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug waxay ogaysiinaysa dhamaan Bulshada degmada Caabudwaaq iyo madaxwaynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaariye in aysan waxba ka jirin qoraalada […]

Daawo:Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Saraakiil Xiran oo Maxkamad Dhawaan la horgaynayo

5th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey guullaha […]

waare

Waare oo eedeyn U jeediyey Beelaha Galmudug ee Xasan Sheekh Qiyaamay iyo wasiirka Gaashaandhiga

5th September 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare,  ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes