Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2023

aadanmadoobe

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Shiinaha oo lagu qabtay Muqdisho

14th September 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan dowladda, ayaa ka qeyb galay sanad […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed oo Sagootin u sameeyey Gabdho Ka Yimid Laascaanood

14th September 2023 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa hoygiisa dhaqanka ee Caabudwaaq casho sharaf sagootin ah ugu sameeyay haween kayimid deegaanada SSC Khaatumo kuwaasi oo maalmihii […]

Aamina

Xildhibaan Aamino Eelaay oo eedayn u jeedisay Siyaasiyiintii KGS oo Nairobi Kushiray

14th September 2023 admin 0

Xildhibaanad Aamino Maxamed Mursal “Aamino Eelaay” ayaa ka hortimid Siyaasiyiintii Koonfurgalbeed ee Kushiray Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Xildhibaan Aamuno ayaa waxay sheegtay gabdhaha Koonfurgalbeed […]

ceelcade

Daawo:Dhimasho iyo Dhaawac ka dhalatay Duqaymaha Diyaaradaha Kenya ka wadaan Ceelcade

13th September 2023 admin 0

Diyaaradaha Ciidamada Dowlada Kenya ayaa Duqayn ay ka Gaysteen Degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo waxay Sababeen Dhimasho iyo Dhaawac Soo gaara Caruur yaryar ah. Hooyo […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaano laga saaray Shabaab oo Mudug ka tirsan

13th September 2023 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray deegaannada Dhag-haye iyo laas-gacaneey ee gobolka Mudug oo dhawaan laga saaray […]

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo xiray Kalfadhiga 3 Aad ee Golaha shacabka

13th September 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka […]

jawaari

Jaawari “Xoog ayaan kaga Saaraynaa Laftagareen Baydhabo

13th September 2023 admin 0

Siyaasiyiin ka soo jeeda maamul goboleedka Koofur Galbeed oo beryahan kulan ku lahaa magaalada Nayroobi ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku dhaliilay maamulka Koofur […]

aqalka sare

Daawo:Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Gudoomiyey kulan looga hadlaayey xiritaanka Kalfadhiga 3aad

12th September 2023 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah oo looga hadlay xiritaanka Kalfadhiga 3aad ee golaha aqalka Sarre.

mursal

Dhageyso:Shir Looga Soo horjeedo Laftagareen oo Villa Soomaaliya Maalgalinayso ayaa ka socda Nairobi

12th September 2023 admin 0

Magaalada Nairobi e dalka Kenya waxaa Maalintii Sadexaad ka socda Shir ay Maalgalisay Madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlayo sidii Madaxwayne Laftagareen kurisga looga Tuuri lahaa. […]

sheegow

Aadan Madoobe oo war cusub kasoo saaray mooshinka ka dhanka ah xarigga Sheegow

11th September 2023 admin 0

Kulankii golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta Isniin ah ka dhacay Xarunta Villa Hargaysa ayaa waxaa looga hadlay Xaringa Jeneraal Sheegow oo mudo Sagaal Bari ah […]

Xamze

Sawiro:Xamse oo daahfuray Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination

11th September 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi  Barre ayaa daahfuray maanta Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination. Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro heer […]

Qoor

Qoorqoor oo Ka Tacsiyeeyey Xildhibanadii ku Geeriyooday qabashada Ceelgaras

11th September 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabadda, Golaha Baarlamaanka Galmudug iyo Golaha deegaanka Dhusamareeb oo saakay sy […]

Sanbalooshe

Xawaadle oo Laga Codsaday inay raali Galin Ka bixiyaan Aflagaado Sanbalooshe u Gaystay Ajuuran

10th September 2023 admin 0

Odayaal iyo Waxgarad kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho oo ugu baaqay beesha uu ka dhashay Xildhibaan. Sambaloolshe inay raalli galin ka siiso hadal kasoo yeeray […]

reeryusuf

Daawo:Hogaanka Dhalinyarada Beesha Reer Yuusuf oo Muqdisho Lagu Doortay

10th September 2023 admin 0

Doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee Dhalinyarada Beesha Reer Yuusuf oo kamid ah beelaha ku abtirsada Beel weynta Xasan Gaashareele […]

guudlaawe

Daawo:Guudlaawe oo Booqday Ciidamo ku Sugan Nuur Dugle

10th September 2023 admin 0

Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen oo boqolaal ka mid ah ciidamada deegaanka kula hadlay deegaanka Nuur-Dugle ee uu ka socdo abaabulka dagaalka Khawaarijta.

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes