Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2023

dhabad

Daawo:Aaska 5 Carruur ah oo Maleeshiyaad Cadaado kasoo Duulay aano qabiil u dileen

8th August 2023 admin 0

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga heleyaa 5 caruur ah oo saaka lagu dilay degaan ka tirsan Dowlad degaanka Soomaali Galbeed, kuwaasi  oo ahaa Arday […]

macalin

Cadaado:Qoorqoor oo Amray in Muqdisho lagu Cesho Macalin Maxamuud

8th August 2023 admin 0

Diyaarad Siday Hugaamiyaha Ahlusuna Maclin Maxamuud ayaa laga Celiyay Garoonka Diyaaradaha Cadaado waxaan dib loogu celiyay Magaalada Muqdisho. Amarka lagu ceshay Macalin Maxamuud ayaa waxaa […]

masjid

Fadlan Ka Qayb Qaata Dhismaha Masjidka Umuhaat ee Magaalada Muqdisho

7th August 2023 admin 0

Sheekh Cabdi Xayi iyo Culumada kale ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Dhismaha Masjidka Umuhaat ee Magaalada Muqdisho.

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo su’aalo adag weydiiyey wasiirkii Golaha Shacabka Laga cayrshay

7th August 2023 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kalfadhiga 3-aad kulankiisa 14-aad ee golaha shacabka, kaas […]

Xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo qaar kamida Odayaasha Galmudug kulan la qaatay

7th August 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door muhiim […]

deni

Madaxwayne Deni oo u hambalyeeyey Maamul Goboleedka Cusub ee SSC

6th August 2023 admin 0

Maalmo ka hor waxaa Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool lagu doortay Hoggaanka Maamulka SSC oo dhismihiisa lagu go’aamiyey shirkii aayo-ka-tashiga deegaannadaas ee degmada laascaanood kusoo […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergayga QM ee  Soomaaliya

6th August 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta […]

xamse

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka

6th August 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa […]

jimcaale

Madaale oo ka hadlay boobka dhulka ee loo haysto Qoyska Madaxwayne Xasan Sheekh

6th August 2023 admin 0

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dhul boobka […]

Xamze

Xamse oo u Cududaaray Wasiirka Cadaalada Barlamnaaka u Sheegay Inay Buuq yareeyaan

5th August 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa U Cududaaray Wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macallim Maxamuud oo […]

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga Qaranka

5th August 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka […]

isbitaal

Sawiro:Xamse oo xarigga ka jaray kaydka Bangiga Dhiigaa Qaranka

5th August 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Barlamaanka ka cayrshay Wasiirkii Cadaalada

5th August 2023 admin 0

Wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macallim Maxamuud ayaa goor dhow laga saaray xarunta Golaha Shacabka kadib markii uu ka soo […]

waayeel

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug oo soo xiray Shirkii Xoreynta Ceel-buur, Ceel-garas Galhareeri

4th August 2023 admin 0

Wasiirka wasaaradda arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U-heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac( Cabdi Waayeel) ayaa soo xiray shirkii Wad tashiga Iyo Dib u xoraynta Degmooyinka […]

daauud

Basaasiin ku dhexjiray Hay’adaha Amniga oo Lagu guulaystay Qabashadooda

4th August 2023 admin 0

Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay xarunta wasaaradda ayaa sheegay in Hay’adda NISA gacanta ku dhigtay in kabadan 10 […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes