Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

Wasiirka Maaliyada Soomaliya oo Noqday Wasiirkii ugu horeeyey ee fadeexad la Kulma

7th July 2023 admin 0

Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka laabtay warqad uu shalay soo saaray, taas oo shaqada uu kaga  joojinayey Xisaabiyaha Guud iyo […]

wasiir

Ciidamada Xoogga la wareegay xarumihii ay banneeyeen ciidanka ATMIS

6th July 2023 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay in ciidanka Qaranku si buuxda ula wareegay xarumihii ay banneeyeen Ciidanka ATMIS. ” Waxaan […]

amisom

ATMIS oo shaacisay tirada ciidankeeda ee ka baxay Soomaaliya iyo saldhigyada ay ku wareejiyeen

6th July 2023 admin 0

Howlgalka ATMIS oo Ciidanka Xoogga ku wareejiyay ilaa 7 saldhig xilli 16 kun oo askartooda ah oo hadda Soomaaliya jooga la sheegay inay qeyb-qeyb u […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha golaha Shacabka oo shir-guddoomiyay kullanka Guddiga joogtada ah

6th July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay kulanka 24-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha […]

koofi

Agaasime Koofi oo Ka Mid noqday liiska dowlada Shaacisay ee loo haysta Musuqmaasuqa

6th July 2023 admin 0

Agaasimaha hore ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa kamid noqday 18 mas’uul oo ay ku jiraan 9 baxsad oo […]

Dhuumaal

Dhageyso:Jubbaland oo Inkirtay in Shabaab Qabsadeen xeradii darawiishta Jubaland ee Garilay

5th July 2023 admin 0

Maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley oo ka mid ahaa saldhigyadii toddobaadkii hore ay wareejiyeen ciidamada Kenya ee ATMIS. Weerarka ayaa dhacay gelinkii dambe […]

XASANSHEEKH

Xasan Sheekh oo Loogu baaqay inuu soo celiyo Mushaarkii Shaqaalaha iyo Hantidii Dowlada

5th July 2023 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Maasjida gudaheeda ka sheegay inuu la dagaalamayo Musuq maasuqa ka jira gudaha Dowlada Soomaaliya kaas oo Curyaamiyey dhaqaalihii dalka. Agaasimihii […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo ka hadlay Khilaafka ka dhex jira Xawaadle iyo Abgaal

4th July 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa ka hadlayey Colaad ka dhex jirta beelaha Hirshabeelle gaar ahaan mida dhawaan la hadal hayey ee u dhaxaysa […]

waare

Madaxwaynihii Hore ee Hirshabeelle oo Sheegay Xaalada hiiraan Meel Xun bay Ku Socotaa

4th July 2023 admin 0

Madaxwaynihii hore ee hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ahna ergayga Madaxwaynaha Soomaaliya u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada ayaa sheegay Xaalada hiiraan […]

boliis

Daawo:Booliska oo ka war bixiyay hoobiyeyaal lagu soo tuuray qeybo ka mid ah Muqdisho

4th July 2023 admin 0

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in ay qasaare nafeed geysteen hoobiyeyaal macmal ah oo ay khawaarijtu ku soo tuureen xaafado ka […]

muqdisho

Aabe iyo Caruur U geeriyooday Madaafiic lagu weeraray Muqdisho

4th July 2023 admin 0

Macalin Dugsi Quraan iyo Caruurtiisa oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Tiro Hoobiyaal ah oo saaka ku dhacay Hoygooda oo ku yaala Degmada Waaberi ee […]

muqtaar

Wasiir Muqtaar Roobow oo Ka hadlay Xujeydii Sida Xun loola Dhaqmay iyo Cidii Ka Masulka ah

3rd July 2023 admin 0

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha xajka soo dhameeysaty,iyo adegyadii […]

Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo Garoowe u yimid Sidii ay Xalin lahaayeen Qaska Ka jira Puntland

3rd July 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysalwasarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. […]

jimcaale

Guddoomiyaha Banaadir oo Joojiyey Dhisida Qubuuraha Macalin Nuur

3rd July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu […]

Axmedmadoobe

Garbahaaray:Kulan Looga Soo Horjeedo Axmed Madoobe iyo Horjoogayashiisa

3rd July 2023 admin 0

Shacabka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa ka horyimid maamulkii dhawaan Axmed Madoobe usoo magacaabay gobolka Gedo.

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes