Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2023

madoobe

Ciidamadii Axmed Madoibe ayaa iskaga Cararay Xagar

11th July 2023 admin 0

Ciidamada Jubaland iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliya ayaa Degmada Xagar ee Gobolka Jubada Hoose kala wareegay Shabaab halkaas oo ay argagixisadu ka talineysey tan iyo […]

Xamze

Xamse ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu mahadcelinayay guddigii toddobaadka Xorriyadda

10th July 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku qabsoomtay degmada Yaaqshiid oo loogu mahadcelinayay guddigii ka shaqeynayay toddobaadka […]

daauud

Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Ka hadlay Walwalka laga Qabo ku Biirista Bariga Afrika

10th July 2023 admin 1

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daauud Aways oo ayaa ka hadlay walwalka dad badan oo Soomaaliya ay Majuuiyeen ku biirista Wadamada Bulshada Bariga Afrika. […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay madax ka socotay hay’adda WFP

10th July 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka […]

Galmudug

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo hawlgal ku dilay xubin katirsan khawaarijta

10th July 2023 admin 0

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanayey Ciidanka degaanka Bajeela ayaa howlgal Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Duleedka degaanka Baraag-Ciise waxay ku dileen xubin ka mid ah […]

jimcaale

Gudoomiye Madaale oo Balanqaad U sameeyey muwaadin 15 Sano Xanuun la dhibaataysan

9th July 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Bamaadir ayaa kafaala qaaday xaalada Caafimaad Cali Maxamed Maxamud oo muddo 15-sano ah la dhibaateysnaa xanuun ka haleelay Lugta bidix.

ugaas

Ugaas Maxamed oo Garbahaaray ku Qabtay Shir looga Soo horjeedo Axmed Madoobe

9th July 2023 admin 0

Shirwayne ay iskuguyimaaden qaybaha Kaladuwan ee Bulshada Magaalada Garboharey, Uuna Goob joog ahaa Ugaaska guud ee besha sade Ugaaas mohamed ugas Xaashi, Ayaa Waxaa Kasooqayb […]

wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga oo Sagootiyay ciidamo ku biirayo dagaalka ka dhanka ah Shabaab

9th July 2023 admin 0

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka XDS kuwaas oo ku biiraya […]

Daawo:Wasiirkii Maaliyada oo Xilka Laga qaaday Kadib markii faragalyey arimaha Damjadiid

8th July 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada […]

axmedmadoobe

Midowga Musharaxiinta oo Shaaciyey In Axmed Madoobe Xukunkiisa ku eg yahay Agoosto

8th July 2023 admin 0

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Nairobi Gudoomiye Ku mideysanyihiin doortay, Waxayna sheegeen in Xukunka Axmed Madoobe ku eg yahay Bisha […]

doodisho

Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya’adda Socdaalka Soomaaliya

8th July 2023 admin 0

Maamlmo ka hor bay ahayd markii Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Cabdulqaadir Cilmi Cali Iscasilay kadib markii isagoo safar dalka dibadiisa ah […]

Farmaajo

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya oo war degdega Kasoo Saaray

8th July 2023 admin 0

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war kasoo saaray dab xalay ka kacay Magaalada Jigjiga ee Deegaanka Soomaalida. “Waxaan murugada la qaybsanayaa, si […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo Diiday Ajandihii Xukuumada aya wadatay

8th July 2023 admin 0

Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabati ah waxaa la horgeeyay mooshin deg deg ah oo ay keeneen Sodan mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. […]

xasansheekh

Daawo:Waalidiin Madaxwayne Xasan ka Codsaday inuu Soo Celiyo Caruurtoodii

8th July 2023 admin 0

Waalidiin sheegay in wali dalka Eritrea aan lagasoo celin caruurtooda oo 5-sano ka hor tababar loogu qaaday ayaa banaanbax cabasho ah ka dhigay Muqdisho.

Axmedmadoobe

Daawo:Gduoomiyihii Bardheere oo Axmed Madoobe isu dhiibay kadib xirir uu lasameeyey

7th July 2023 admin 0

Gudoomiyaha Maamulka degmada Baardheere Maxamed Weli Yuusf Oorax ayaa sheegay inuu si buuxda ula shaqeyn doono Maamulka Gobolka Gedo ay u magacawdey Jubbaland. Guudoomiyaha ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes