Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

doodisho

Sawiro:Wasaarka amniga oo Gudoomiyey kulan looga hadlay adkeynta amniga Caasimadda

25th June 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cali Doodishe oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Taliye […]

garoon

Daawo:Booliska Soomaaliya oo Ka Hadlay Madaafiic lagu gaaracay Garoonka Aadan Cade

25th June 2023 admin 0

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay haraadiga Madaafiic la sheegay in maanta lagusoo weeraray garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde iyo Gurigii lagu keydinayey.

dagaal

Ciidamada SSC ayaa burbur u Gaystay Xerada Goojacade

25th June 2023 admin 0

Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaas oo u dhexeeyo Taliska Somaliland ee duulaanka ah  Iyo  dadka […]

xaaf

Daawo:Xaaf “Dowladdan dowlad ka liidata Dalkan iyo dadkanba sooma marmarin

24th June 2023 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa Muqdisho ka Sheegay in dowlada Madaxwayne Xasan Sheekh ay tii ugu liidatay ee Soomaali Soo marta.

jimcaale

Muqdisho oo Laga Bilaabay ololaha Bilic soo Celinta

24th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada Caasimadda kaas oo ay si wadajir […]

dhoore

Daawo:Jeneraal Biixi oo Sheegay inuu xilka ku waayey Qadiyada Gedo

24th June 2023 admin 0

Taliyihii hore ee Ciidanka Dhulka Soomaaliya Jeneral Maxamed Tahaliil Biixi oo Xilka Wareejiyey Maanta ayaa sheegay sababta loo badaley inay tahay Qadiyada Gobolka Gedo.

wasiir

Sawiro:Wasiirka Gaashaandhiga oo xilalka u kala wareejiyay Taliska cusub ee Ciidanka Xoogga iyo Taliskii hore

24th June 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin […]

muqtaar

Wasiir Mukhtaar Roobow oo kormeer ku tagay Teendhooyinka deegaanka Mina

23rd June 2023 admin 0

 Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Muqtaar Roobow Cali Mansuur ayaa kormeer ku tagay Teendhooyinka xujeyda la dajinayo ee ku taala deegaanka Mina.

xasansheekh

Soomaaliyee Dalku Wuxuu Na Leeyahay Halay Badbaadiyo W/Q Dhiblaawe

23rd June 2023 admin 0

Aan ku bilaabo qormadayda maahmaah caana ee dhahaysa (KORWAAYEEL WAA WADA INDHO) oo loola jeedo qofka qaangaarka ah oo maskaxda iyo jirka ka fiyoow waa […]

isbitaal

Daawo:Dhaawacyo laga soo Qaaday Baardheere iyo oo la keenay Muqdisho

23rd June 2023 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa la Keenay Dhaawacyo laga soo qaaday degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, kuwaas oo waxyeelo kasoo gaartay qaraxyo shabaab ku weerareen xero ciidan […]

odawaa

Dhageyso:Jeneral Odowaa oo ka hadlay xilka qaadistii uu Ku sameeyey Madaxwayne Xasan

22nd June 2023 admin 0

Taliyihii hore ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa markii u horeysay ka hadlay Xilka qaadistii uu ku sameeyey Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan […]

amisom

Sawiro:CiidankaSoomaaliya oo ATMIS kala wareegay saldhig labaad

22nd June 2023 admin 0

Taliska Ciiddanka Xoogga Dalka oo fulinaya heshiiskii la wareegidda amniga guud ee dalka ayaa maanta howlgalka ATMIS kala wareegay saldhigga Mirtaqwo ee dowlad gobolleedka Hirshabelle, […]

Jibriil

Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo Shaaciyey Senataro ka dambeeya dagaalka Garoowe

22nd June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka PL Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay Weerarkii Garoowe inay soo abaabuleen Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa in […]

haween

Daawo:Haweenka oo Muqdisho ku qabtay kulan ay ku taageerayeen Recep Tayyip Erdogan.

22nd June 2023 admin 0

Ururka Haweenka Qaranka oo Muqdisho ku qabtay kulan ay ku taageerayeen dib u doorashada Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

doodisho

Akhriso:Wasaaradda Amniga Soomaliya oo Digniin kasoo saartay hubka sharci darrada ah

22nd June 2023 admin 0

Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir adag kasoo saartay hubka sharci darrada ah ee aan ka diiwaan gashaneyn wasaaradda. War kasoo baxay wasaaradda […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes