Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2023

aqalka sare

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Xaafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’ada IMO

9th April 2023 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM Somalia) Farantz Celestin. […]

Boliis

Sawiro:Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga

9th April 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga. Kulankan ayaana daarnaa sidii loo dar dag […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Kulan Muqdisho ku dhexmaray Adaan Madoobe iyo Safiirka Cusub ee Jabuuti

8th April 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya […]

waare

Wax Ka Ogow Kulan gaara oo Dhexmaray Ergayga Gaarka ah ee Xasillinta iyo Xamse

8th April 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda dhowaan u magacaabay Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka […]

Daawo:Xasan Sheekh oo Toobabar Usoo Xiray Ciidamo Sugaya Amniga Muqdisho

7th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada […]

Fartaag

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Lagu eedeeyey inay ka Gaabisay Gurmadka Baardheere

7th April 2023 admin 0

Kulan looga hadlaayey dhimashadii iyo Burburka soo gaaray Degmada Baardheere kadib markii ay da’een Roobab wata daadad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho. kulankaan oo soo […]

Daawo:Dhoobo Daareed oo eedeymo u jeediyay Ra’isul wasaare ku xigeenka iyo Dowlada Soomaliya

6th April 2023 admin 0

Gudoomiye Hore ee Barlamaanka Puntland Cabdixakiim Axmed Dhoobo Daareed oo eedeymo u jeediyay Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaliya, waxuuna Madaxda Dowlada Soomaaliya ugu baaqay inaysan […]

wasiir

Somalia’s Deputy Prime Minister is a Secessionist

6th April 2023 admin 0

Secessionists are at the highest levels of Somalia’s nominally functioning and deeply corrupt national government. Among them is Deputy Prime Minister Salah Jama. Jama recently […]

Axmedmadoobe

Daawo:Diyaarad Waday Gargar iyo masuuliyiin jubbaland ah oo loo diiday inay tagto Baardheere

6th April 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowladda Jubbaland Axmed Xasan Cumar ayaa si adag uga hadlay diyaarad gargaar ah oo Dowladda Jubbaland ay u diri […]

dab

Qasaaro Dhimasho iyo Bubur hantiyadeed oo Ka dhashay weerar lagu qadaay Boosaaso

6th April 2023 admin 0

Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday Xarunta Ganacsiga ee Al Macruuf ee Magaalada Boosaaso waxaa jira Dhaawac iyo Dhimasho .duqa degmada Boosaaso XAsan Cabdalla Xasan […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Guudlaaweoo Isbarooyinka Yaala ku eedeeyey Ciidamada Xooga Dalka

5th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in isbaarooyinka lagu dhibo musaafurka iyo guud ahaan bulshada Hirshabeelle ay u taalo qeybo kamid ah […]

asli

Daawo:Axmed Madoobe oo Markii u horaysay Masuulnimo Muujiyey kadib markii Abaal marin Gudoonsiiyey Asli iyo Gabadheeda

5th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaalmarin qaali ah gudoonsiiyay Hooyo Asli Maxamed Cabdullaahi oo gabdheeda Faadumo Jamaal Xaashi degmada Baledxaawo uga keentay inay […]

daauud

Wasiirka faafinta Soomaliya oo ka warbixiyey howlgalladii ka dhanka ah Shabaabka

5th April 2023 admin 0

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac oo faahfaahin ka bixiyey howlgalladii ka dhanka ahaa Khawaarijta ee todobaadkaan iyo guulihii ay gaartay dowladda […]

wasiir

Daawo:Ra’iisalwasaare Kuxigeenka dalka oo eedayn Usoo Jeediyey Garaadada SSC

5th April 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa xalay ka qayb galay munaasibad afur ah oo qaar kamida Xildhibaannada Iyo Wasiirrada ka […]

fiqi

Wasiir Fiqi ayaa Soo Dhaweeyey Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Xuduudka Kasoo gudbay

4th April 2023 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Madasha Watashiga Ciribtirka Khawaarijta oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Gaashaandhiga, waxaa shirka ka soo qeybgalay Ergayga gaarka ah ee […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes