Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2022

daauud

Daawo:Kulan Dhexmaray Wasiirka Warfaafinta Somaaliya iyo Wakiilka Ururka Midowga Africa iyo Hawlgalka ATMIS

31st December 2022 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweis Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Ururka Midowga Africa […]

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023

31st December 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha […]

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay Xaalada Laascaanood

31st December 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa ku baaqay in xiisadda magaalada Laascaanood lagu xaliyo wadahadal.

deni

Deni oo Loogu Baaqay Baroonadda uu Boosaaso la soo aaday in lagu jeediyaa Laascaanood

31st December 2022 admin 0

Generaal Asad Cismaan Diyaano ayaa Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ugu baaqay inuu booranadii uu la soo aaday Boosaaso lagu jeediyaa Laascaanood.

Soomaalinimadii oo Tirtirantay Elemination Of Being Somali W/Q Cabdulaahi Jimcaale

30th December 2022 admin 0

Waa yaab iyo amakaak,waa ciil iyo calool xumo,waa dheygag iyo dhamana hays dilka iyo xasuuqa ka socda Laascaanood shanta maalmood ee xiriika ah oo wayeel,dhalinyaro,aqoonyahan […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo Sheegay inaan la dhowran karin Xasuuqa Laascaanood

30th December 2022 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhibaatada haysaya shacabka magaalada Laasacanood ee gobalka Sool, Ugaaska ayaa sheegay in […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Ka hadlay Shacabkii Lagu Laayey Magaalada Laascaanood

30th December 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga […]

boqorka

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo baaq ka soo saaray Xaalada Magaalada Laascaanood

30th December 2022 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlay Xasuuqa ay gaysteen maamulka Muuse Biixi ayaa baaq ka soo saaray Xaalada Magaalada Laascaanood

ciidan

Daawo:Qaar kamid Ciidamada Difaaca Gobolka Cayn ayaa u ambabaxey magaalada Lascaanod

30th December 2022 admin 0

Qaar kamid Ciidamada Difaaca Gobolka Cayn ayaa u ambabaxey magaalada Lascanod oo ay ka Socdaan Gumaad iyo Tacadi Maamulka Somaliland u gaysnayaan Shacabka Laascaanood.

Xamse

Shir looga hadlaayo Jubbaland oo dhexmaray Xamse, Aadan Barre Ducaale iyo Axmed Madoobe

29th December 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya, Mudane Aadan Barre Ducaale, oo ay ka wada […]

laftagareen

Laftagareen oo Kulan Gaara la Qaatay Wakiilada beesha caalamka u Jooga Soomaliya

29th December 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Mareykanka,Ingiriiska, ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha […]

karaash

Daawo:Kulan Lagu Diidan Yahay Xasuuqa Taliska Muuse Biixi Ka wado laascaano oo Garoowe lagu qabtay

29th December 2022 admin 0

Kulan is-xogwaraysi ah oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta ka soo jeeda gobolada SSC ee Puntland waxaa ay uga hadleen xaalada Magaalada Laascaano ee gobolka Sool […]

ismaaciil

Madaxweynaha Jabuuti ayaa khudbad uu kagaga hadlay dhinacyo kala duwan ujeediyay Labada Aqal ee Baarlamaanka

29th December 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo hadal ka jeediyey Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee labadiisa aqal ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee reer […]

deni

Madaxwayne Deni oo Diiday Labo Qodob oo Kamid ahaa Warmurtiyeedkii shirka Golaha Wadatashiga

29th December 2022 admin 1

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay, waxaana laga soo soo saaray War-murtiyeed kaas […]

xasansheekh

Shika Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu cadeeyay mowqifka golaha ee dagaalkii Baydhabo

29th December 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 25-28 December 2022. […]

Posts pagination

1 2 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes