Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

sacuudi

Boqorka Sacuudiga oo shaaciyey inay Bari tahay Maalin fasaxa ka dib markii ay ka badiyeen xulka dalka Argentina

22nd November 2022 admin 0

Dalal Qadar waxaa maanta Ciyaar aad u xiiso badan ku dhexmartay Ciyaartooyda Dalalka Boqortooyada Scauudiga iyo Dalka Argentina Ciyaartaas ayaa waxaa ku adkaaday kooxda kubada […]

wayeel

Wasiirrada Arrimaha gudaha Federaalka iyo Galmudug oo Dhuusamareeb ku Kulmay

22nd November 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Ahmed Moalim Fiqi Iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo u Jooga Caasimada Galmudug Ayaa maanta kormeer ku yimid […]

Xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Qatar

22nd November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay […]

xaliimoyaray

Akhriso:Xasan Sheekh oo Xilka ka qaaday Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha

21st November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii 2020-ka, kuwaas […]

Dhuumaal

Wasiirka Amniga Jubbaland oo Sheegay Madaxda Maamulka Gedo inuu Qilaaf Soo kala dhexgalay

21st November 2022 admin 0

Wasiirka Amniga Jubbaland S/G Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo warbaahinta kula hadlay Kismaayo ayaa ka hadlay arrimaha Gobolka Gedo, gaar ahaan Qilaaf soo kala dhexgaly […]

garaad

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ayaa Qayb galay Aaska Garaad Saleebaan

21st November 2022 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaare kaga qayb galay Saalada […]

Madaxwayne Xasan oo ka qayb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed

21st November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Tiyaatarka Qaranka kaga qeyb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu […]

Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xoghayaha Gobolka Banaadir

20th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo ka hadlay Ujeedka uu u yimid Xarunta Gobolka hiiraan

20th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Baledweyne ayaa kormeeray gobihii ay argagixisada Alshabaab ay bishii hore ku fuliyeen qaraxyada ay […]

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarigga ka jaray madaxtooyada cusub ee Galmudug

20th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub […]

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Xasan u Jeediyey Ciidamada Ku Sugan Wisil

19th November 2022 admin 0

Madaxweynaha ayaa salaam sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Wisil, isagoo ku bogaadiyey sida geesinimada leh ee sanadihii la […]

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Lagu soo dhaweeyey Magaalada Baladweyne

19th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo Bulshada Koofur Galbeed ugu baaqay Shir wada-tashi ah

19th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), markuu la tashaday Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), xildhibaannada labada Aqal […]

cali jeyte

Daawo:Gudoomiyaha Hiiraan oo Codsi U Gudbiyey Madaxwayne Xasan Sheekh

19th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo kamid ahaa Waftigii Maxaas kusoo dhaweeyey Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa waxuu Madaxwayne xasan ka codsaday in Demada Maxaas hesho […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo khudbad U jeediyey Bulshada Maxaas

19th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah dagaalka […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes