Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

muqdisho

Golaha Badbaado Bulsho Ayaa Muqdisho Looga Dhawaaq

12th August 2022 admin 0

Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya waxaa maanta looga dhawaaqay Golaha Badbaado Bulsho oo Badalaysa Tii Badbaado qaran.

safiir

Daawo:Safiirka Soomaaliya ee UK oo Shacabka ka Codsaday Dhaqaale lagu iibiyo Safaarad

12th August 2022 admin 1

Safiirka Soomaaliya ee UK Cabdiqaadir Xaaji Axmed “Khayre” ayaa ugu baaqay Bulshada Somaliyeed in ka qeybqaataan dhameystirka Saafarada, Madaama dowlada Soomaaliya dhaqaalo haysan.

muuse

Daawo:Madaxwayne Muuse oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Somaliland

12th August 2022 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay “xisbiyada UCID iyo WADDANI waxa u qarsoon oo aanay dadka u sheegayn oo ay dagaalka iyo fidmada u […]

Ciro

Musharax Ciro oo ku banaanbaxyo kale oo looga Soo horjeedo Taliska Muuse

11th August 2022 admin 0

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay Mudaharaadkii Maanta ka dhacay Somaliland iyo khasaarihii ka dhashay ayaa sheegay inay wadayaan banaanbaxyada habeen iyo Maalin.

lafatagareen

Laftagareen oo Kasoo Noqday Itoobiya ayaa Guddoomiyay Shirka Wasiirada Koonfur Galbeed

11th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Guddoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay […]

xasanshiiq

Madaxwayne Xasan sheekh oo kusoo hungoobay Safarkii Uganda ayaa Dalka kusoo Laabtay

11th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa maanta […]

qoorqoor

Sawiro:Qoor-qoor oo Cadaado tababar ugu furay cutubyo ka mid noqonaya Boliiska Galmudug

11th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa maanta xero ku taalla degmada Cadaado tababar uga furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug. Madaxweyne Qoor Qoor […]

muse

Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay mudaharaadyada Looga soo horjeedo Muuse Biixi

11th August 2022 admin 0

Bannaanbaxyo xooggan ayaa saaka ka socda Magaalooyinka Somaliland,waxaana isku soo baxay dadweyne kala duwan looga soo horjeedaa Taliska Madaxwayne Muuse Bixii Cabdi. Boqolaal Shacab ah […]

farah

Daawo:Farah Macalin oo ku guuleestay kursiga xildhibaannimo ee dadaab ismaamulka Garissa

11th August 2022 admin 0

Guddiga Doorashada iyo Xuduudaha dalka Kenya ayaa shaaciyey qaar kamida Mudanayaasha kusoo baxay doorashadii maalintii Talaadada ahayd ka dhacday dalka Kenya. Guddiga doorashada iyo xuduudaha […]

somaliland

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Ka Hadlay Dibad Baxyada maanta dhigi doonaan

11th August 2022 admin 0

Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa Ka hadlay dibad Baxyada maanta ay dhigi doonaan kuwaas oo looga soo horjeedo Xukuumada Muusa Biixi.

qoorqoor

Qoor Qoor oo hambalyo u diray Maamulka cusub ee degmada Cadaado

10th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray maamulka cusub ee degmada Cadaado, Faarax Diiriye Warsame oo noqday Guddoomiyaha […]

masjid

Daawo:Dugsi Qur’aan oo la burburiyey, kadib markii lagu dul-gatay dhulki uu ku yaallay

10th August 2022 admin 0

Dugsi Quraan oo ku yaala Magaalada Muqdisho oo in ka badan 14 Sano Arday Quraan loogu dhigaayey ayaa Maanta La burburiyey Kadib markii la gatay […]

doodishe

Sawiro:Wasiirka Cusub ee Amniga ayaa Xilka kalawareegay Sodon Jirkii 30 Milyan Haystay

10th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) […]

muqtaar

Sawiro:Muqtaar Roobow oo Xilka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta la wareegay

10th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow […]

ilhaan

Akhriso:Ilahaan Cumar oo Guul Lama Filaan ka Gaartay Doorashada Soo socota ee Maraykanka

10th August 2022 admin 0

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska ee baarlamaanka Maraykanka ayaa codad kooban uga adkaatay Don Samuels oo kula tartamayay doorashada isreereebka ee xisbiga Dimuqraadiga. […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes