Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

fiqi

Sawiro:Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La Taliyeyaasha Wasaaradda

15th August 2022 admin 0

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mud.Axmed Macalin Fiqi  ayaa maalintii labaad ka dhagaystay qaar ka mid ah Agaasimayaasha […]

dhoore

Sawiro:Gen Biixi oo Gaaray deegaamadii Gobolka Hiiraan ee laga xoreeyey Argagixisadda

15th August 2022 admin 0

Taliyaha Ciidamadda Dhulka Xoogga ayaa gaaray Deegaamo ka tirsan Gobolka Hiiraan kuwaas oo shalay Ciidanka xooggu ka xoreeyen kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab,deegaamadan ayaa weli […]

guudlaawe

Akhriso:Madaxwayne Guudlaawe oo magacaabay wasiiro Kale oo Cusub

15th August 2022 admin 0

):-Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi ( Cirro) u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga isagoo sidoo kale Mudane […]

Qoorqoor

Daawo:Qooorqoor oo Cadaado uga qayb galay munaasabada 16 Guuradii Galmuduy

15th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Kaariye Qoorqoor, gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug, labada gole ee Dowladda Galmudug, maamulada gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo gudoomiyayaasha […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha Xamse ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda

14th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda oo ay soo qaban-qaabiyeen qaar kamid ah bulshada […]

qoorqoorcw

Golaha Deegaanka Balanbal iyo Caabudwaaq Ma Qoorqoor baa hortaagan Mise Cali Ciid

14th August 2022 admin 0

Maalmo ka hor bay ahayd markii Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, uu hambalyo iyo bogaadin u diray maamulka cusub ee degmada Cadaado, Faarax […]

Galmudug

Daawo:Xaflad lagu Maamuusayey aasaaska Galmudug oo Muqdisho lagu qabtay

14th August 2022 admin 0

Xaflad lagu Maamuusayey aasaaska 16 Sano Guuradii kasoo Wareegatay Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug ayaa Muqdisho lagu qabtay.

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Guudlaawe oo Shir Guddoonshay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabeelle

14th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta guddoonshay shirka golaha Wasiiradda hirshabeelle.Shirka golaha, ayaa looga hadlay arrimaha amniga, dardargalinta dhismaha golayaasha deegaanka […]

imaarad

Daawo:Deeq Ka timid Imaaradka oo Xafiirka Ra’iisalwasaraha iyo Wasaarado kale Boobeen

13th August 2022 admin 0

Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Dekedaha, Gen. Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul […]

ugaasmaxamed

Ugaaska beesha Sade Ugaas Maxamed kayse ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Uganda

13th August 2022 admin 0

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa si diiran usoo dhawaysay Ugaaska beesha Sade Ugaas Maxamed Kayse kaas oo Safar kusoo gaaray Dalka […]

fiqi

Sawiro:Wasiir Fiqi oo Xilka wasaarada  arrimaha gudaha  la wareegay

13th August 2022 admin 0

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha XFS Mudane Axmed Macalin […]

dubbe

Sawiro:Wasiir Dubbe oo Xilka wasaarada Warfaafinta Wareejiyey

13th August 2022 admin 0

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sen. Cusmaan Abuukar Duube […]

Cumar Filish dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka

13th August 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib-udhiska Buundada 1-aad ee Israac oo dhexmarta degmooyinka […]

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamse oo baaq Nabadeed u Soomalibaaq nabadeed u diray maamulka Somaliland

12th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa baaq nabadeed kasoo saaray rabshadahii ka socday labadi maalin ee u dambaysay qaar kamid ah […]

Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka hadlay Rabshadaha ka Socda Somaliland

12th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku saabsan xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin u diray hoggaanka siyaasadda iyo […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes