Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

muuse

Daawo:Muuse Biixi oo Ka hadlay geerida Allaha Unaxariistee Abwaan Hadraawi

18th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Umadda Ku Hadasha Afka Soomaaliga ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim […]

farmaajo

Madaxwaynihii Hore Maxamed cabdulaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Hadraawi

18th August 2022 admin 0

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday […]

Xananbuure

Dagaal Qasaaro Gaystay oo Maalintii Labaad Kasocda Godinlabe

18th August 2022 admin 0

Dagaal dhaliyey Qasaaro isugu jira dhimasho Iyo dhaawac una dhaxeeya Maleeshiyad kasoo Kala jeeda Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa Maalintii labaad ka socda Deegaano Hoostaga Deg […]

hibo

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay ninkii dilay Hibo Qaasim

18th August 2022 admin 0

Taliyaha qeybta galbeed ciidanka Booliska gobolka Banaadir Yaasiin Nuur Kheyre (Yaasiin Ganeey) ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedeysane la tuhmayo in uu ka […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed oo qaab Casri ah loo dhisay

17th August 2022 admin 1

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Koonfur Galbeed oo qaab Casri ah loo dhisay.

waayeel

Daawo:Qoorqoor iyo Masuulyiin kale ayaa kaqeyb galay ceelema saarka maamulka Cadaado

17th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay xafladda caleema saarka maamulka cusub ee degmada Cadaado oo ay golaha deegaanka degmada Cadaado […]

hibo

Daawo:Arday Shalay Guulaystay oo dilay Telefon dartiis ayaa Maanta lagu aasay Muqdisho

17th August 2022 admin 0

Waxaa maanta qabuuro kuyaal deegaanka ceelasha biyaha lagu aasay marxuumad Hiba Qaasim Maxamed oo kamid aheed ardaydii shalay natiijadooda ay shaacisay wasaarada Waxbarashada balse xalay […]

qoorqoor

Sawiro:Qooqoor oo xariga ka jaray Dugsiga Sare ee degmada Cadaado

17th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga degmada Cadaado ayaa xariga ka jaray Dugsiga Sare ee degmada Cadaado, waxaana […]

Xamze

Sawiro:Go’aano kasoo baxay shir ay yeesheen Gòlaha Wasiirada Soomaaliya

17th August 2022 admin 0

Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxaa isugu yimid dhammaan xubnaha […]

raila

Daawo:Raila Odinga oo diiday natiijada doorashada Kenya

16th August 2022 admin 0

 Musharaxa Madaxwaynaha Kenya Raila Odinga ayaa diiday oo waxba kama jiraan ku tilmaamay natiijada doorashadii madaxweyne ee dhacday 9-kii August ee shalay la shaaciyey in […]

Astaan

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay natiijada Imtaxaanka fasalka 12-aad

16th August 2022 admin 0

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dowladdu ay sanadkaan ka qaaday ardayda dhameysatay waxbarshada dugsiyada sare ee dalka. Waxaa loo […]

Bayle

Sawiro:Bayle oo uu waheliyo wasiirka Cusub ee Maaliyada ayaa Shir Uga Qayb galay Turkiga

16th August 2022 admin 0

Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhamaystirka deyn-cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha […]

Saadiqjohn

Madaxwayne Xaean Saadiq John oo Darajadiisi dib ugu Soo Celiyey

16th August 2022 admin 0

:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan […]

abiyaxmed

Farmaajo iyo Abiy Axmed oo u hambalyeeyey Madaxwaynaha Cusub ee dalka Kenya William Ruto

15th August 2022 admin 0

Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Keny ayaa shaaciyay in doorashadii madaxwaynanimada dalka Kenya uu ku guuleystay William Ruto kaas oo helay 50.49% codadkii la dhiibtay, sida […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta

15th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Alcuthman oo […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes