Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

qoorqoor

Madaxweyne Qoorqoor ayaa Daahfuray Dhismaha Golaha Deeganka Caabudwaaq

20th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si rasmi ah u daahfuray Dhismaha Golaha Deeganka Dagmada Caabudwaaq, kadib munaasabad ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala […]

shakuur

Daawo:Xafiiska uu Samaystay C/Cabdishakuur oo ka Been Sheegay raashin loogu deeqay Soomaaliya

20th August 2022 admin 0

Deeqdii ugu horaysay ee ku timaada Magaca ergayga gaarka ee arrimaha abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxaa lagu wareejiyey Wasaarada arrimaha Gudaha Soomaaliya. Isku […]

guudlaawe

Daawo:Madaxweynaha Hirshabelle ayaa dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Degmada Maxaas

20th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay Elaboor […]

Xamze

Ra’iisal wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay weerarka argagixiso ee Hotel Xayaat

20th August 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa u tacsiyeeyay ehelka dadka wax ku noqday Weerarka Argagixiso ee Hotel Xayaat. “Waxaan murugada iyo […]

qorax

Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Wali Kasocda Hotel Xayaat ee Magaalada Muqdisho

20th August 2022 admin 0

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar ku bilowday qaraxyo Is-miidaamin ah oo xalay Al-shabaab ku qaaday Hotelka Xayaat ee ku yaalla […]

boliis

Dhageyso:Boliiska Soomaliyeed oo Ka Hadlay Qarax ka dhacay Hotel Xayat

19th August 2022 admin 0

Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa wali howlgal ka wada Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa soo badbaadiyay Dadbadan oo shacab ah oo ku sugnaa […]

hadraawi

Sawiro:Allaha Unaxariistee Abwaan Hadraawi oo maanta lagu aasay Magaaldda Hargeysa

19th August 2022 admin 0

Alle ha unaxariistee Abwaankii weeynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee magaalada Hargeysa. Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qayb […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug ayaa xariga ka jaray Dugsiga Sare ee deegaanka Huurshe

19th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xariga ka jaray Dugsiga Sare ee deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud, kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay […]

hadraawi

Daawo:Hibo Nuura oo Ka Tacsiyeeysey Geeridii Alle ha u naxariisto Abwaan Hadraawi

19th August 2022 admin 0

Fanaanadda Hiba Nuura oo ka tacsiyeysay Geerida Alle ha u naxariisto, Abwaankii weynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, waxaa ay ka sheekeeysay xasuusaha faneed ay wadaageen.

cali jeyte

Guddoomiyaha Hiiraan oo Shabaab ku tilmaamay Waxuush aan Diin ku dhaqmayn

19th August 2022 admin 0

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo maalmihii dambe ku macnaa dagaal ka dhana kooxda argagixisada shabaab ayaa markuu kusoo noqday Magaalada Baladwayne waxaa uu […]

fiqi

Wasiir Fiqi oo loo Xilsaaray Qaybinta Gargaarka Loogu Talagalay abaaraha

18th August 2022 admin 0

Wasiiru Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Jaamac Gaani ayaa galalka gargaarka iyo meereynta Musiibooyinka ku wareejiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Axmed […]

doodisho

Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa kormeeray xarumaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Muqdisho

18th August 2022 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumada Federaalka ah Soomaaliya Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodisho” ayaa kormeeray xarumaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliye ee magaalada Muqdisho.

aqalka sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa ka Tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariiste Abwaan Hadraawi

18th August 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa uga tacsiyeeyay Ehelka, Qaraabada, bahda Suugaanta iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed geerida ku […]

sayid

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada

18th August 2022 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Kulanka ayaa warbixinno […]

hadraawi

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Hadraawi

18th August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes