Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2022

laftagareen

Sawiro:Madaxwayne Laftagareen oo shir guddoomiyay kulanka gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed

7th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Guddoomiye shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay […]

mahadsalaad

Daawo:Maleeshiyaadkii Mahad Salaad oo Laga saaray Gurigii Agaasime Maryan Isxilqaan

7th July 2022 admin 0

Taliska Nabadsugidda Gobalka Banaadir ayaaa ka saaray Maleyshiyaadkii Mahad salaad ee qabsatay guri ay daganaayeen qoyska Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Xafiiska RW XFS Maryan Aadan […]

mahdi

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya

6th July 2022 admin 1

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya, […]

muqdisho

Daawo:Shacabka Muqdisho oo ka dayriyey Amniga Caasumada iyo Burcad Dhac gaysta habayn iyo Maalin

6th July 2022 admin 0

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ka dayriyey amniga Caasumada waxayna sheegeen in kooxaha Burcadda ah ay dhaca u geystaan har iyo habeenba oo aysa habeenkii ku […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo maanta furay kalfadhiga 4-aad kulankiisii koowaad ee Barlamaankiisa

6th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Dowlada Jubaland. Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyay Xildhibaanada golaha wakiilada […]

xasansheekh

Madaxwaynaha Soomaaliya oo heer Sare ah Loogu soo dhaweeyey Madaxtooyada Turkiga

6th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn milgo sare leh loogu sameeyay qasriga madaxtooyada Turkiga ee Ankara, […]

Xamze

Ra’iisalWasaare Xamse oo la kulmay danjiraha Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

6th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin Axmed Almuwallad oo […]

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga

6th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u ah tabbarrada […]

mahdi

Daawo:Ra’iisalwasare kuxigeenka oo Nairobi Ugu qayb galay Shir Madaxeedka Urur Gobolleedka IGAD

5th July 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi M. Gulaid ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qayb galay meertada 39aad ee Shir Madaxeedka Urur Gobolleedka […]

Xasanshiiq

Akhriso:Heshiiskii Madaxwayne Xasan Sheekh qaadka Kenya ku fasixi lahaa oo Dib Udhacay

5th July 2022 admin 0

Wasiirka beeraha ee Dalka Kenya, Peter Munya ayaa sheegay inaan maanta aan la saxiixi doonin heshiis ganacsi oo u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya. Madaama madaxweynaha […]

boliis

Booliska Soomaaliya oo Shaaciyey Howlgallo Ka Dhan ah Ciyaal Weerara Xaafadaha Muqdisho

5th July 2022 admin 0

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay howgallo ka dhan ah kooxaha Ciyaal weerada ah ee dhibaatootinka ka gaysta Magaalada Muqdisho kuwaasi oo dhawaanaahan kusoo badanayay […]

guudlaawe

Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele oo Kulan la qaatay Wafti ka socda Qarammada Midoobay

5th July 2022 admin 0

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho […]

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda, Soomaaliya ee Turkiga

5th July 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, isaga oo […]

rooble

Daawo:Rooble oo ay ku Maqan tahay Lacagtii Abaaraha ayaa u dhoofay Gudashada Xajka

4th July 2022 admin 1

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe u amba baxay dalka Sucuudi […]

calisomali

Dhageyso:Garyaqaan Cali Somali oo ka Hadlay Caqabadaha ku xeeran Dastuurka iyo khilaafka Madaxwaynaha iyo PM

4th July 2022 admin 0

Garyaqaan Cali Sheekh Ismaaciil oo u waramaayey Idaacada VOA ayaa kaga jawaabay su’aalo la xariiro Caqabadaha ku xeeran hannaanka dib-u eegista Dastuurka, dhismaha Maxkamad Dastuuri […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes