Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2022

Karaash oo ka qayb Galay Dhaarinta Wasiirada Cusub ee Puntland

6th April 2022 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro, Wasiiro Ku-xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal cusub […]

doorasho

Xildhibaanadii ugu Tirada Yaraa oo Maanta Shahaadada Xildhibaanimada Qaatay

6th April 2022 admin 0

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa maalintii shanaad wada bixinta shahaadada xildhibaanadda labada gole ee lasoo doortay waxaana soo xaadiray Xildhibaano tiro yar. Xarunta ay ka […]

ibraahimyarow

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow oo Rooble ku eedeeyey inuu si gaara u beegsaday koonfurgalbeed

5th April 2022 admin 0

Xildhibaan hore Ibrahim Isaaq Yaroow ayaa Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya ku eedeeyey inuu Maamul goboleedyada isku si ula dhaqmayn maadaama Doorashada ka dhacday Maamul Goboleedyada ay ahayd […]

beesha

Beesha Caalamka oo Ka hadashay Khilaafka ka soo Cusboonaaday Doorashada iyo Xildhibaanada

5th April 2022 admin 0

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani […]

samsam

Senator Samsam Daahir Maxamuud oo Sheegtay In Sharci Daro lagu Haysto Afar Kursi

5th April 2022 admin 0

Senator Samsam Daahir Maxamuud oo maanta qaadatay kaarka Aqoonsiga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ayaa waxay ugu baaqday Gudoomiyaha Doorashada Soomaaliya Muuse Geelle inuusan […]

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Jowhar

5th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baladweyne. Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Baladweyne […]

koonfur

Daawo:Xildhibaanadii Labada Aqal ee Koonfurgalbeed oo Baydhabo Dib Ugu Laabtay

5th April 2022 admin 0

Qaar kamid ah Xildhibaanada dooran ee barlamanka 11aad ee kasoo jeeda DGKGS kuna sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo si kulan Wadatashi ah […]

qoorqoor

Galmudug oo ugu baaqday Rooble inuu Faragalinta kadaayo arimaha Doorashada

5th April 2022 admin 0

Dowladda Galmudug waxay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel gebogabo ah. Dowladda Galmudug waxay ka xuntahay […]

laftagareen

Koonfurgalbeed oo Joojisay Wada Shaqayntii Rooble ee Arimaha Doorashada

5th April 2022 admin 0

Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka ahaa […]

Rooble

Rooble oo xubinnimadii ka qaaday xubno ka tirsanaa agudiga Doorashada ee FEIT

5th April 2022 admin 0

R’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha Guud ee Labada Aqal […]

waare

Daawo:Waare oo Mar Kale Sheegay Farmaajo Inuusan Meel u Socon

4th April 2022 admin 0

Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo mar kale ka hadlay Xaalada Dalka Soomaaliya gaar ahaan arimaha Doorashada waxaa uu sheegay Madaxwayne farmaajo inuusan […]

doorasho

Xildhibaano Tiro yar oo Maanta Qaatay Shahaadadii uu Bixinayey Muuse Geelle

4th April 2022 admin 0

Waxaa Maalinta 3-aad ka socota Magaalada Muqdisho Shahaado Bixinta Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo xildhibaano yar qaateen Shahaadada uu bixinayey Guddoomiyaha Gudiga Doorashada Muuse […]

waraabe

Faysal Cali Waraabe oo Soo dhaweeyey Lacagtii Dowlada Soomaliya ugu deeqday Suuqa Hargaysa

4th April 2022 admin 0

Gudoomiyaha Xisbga Mucaaradka Soomaaliland faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay Lacagtii dawlada Soomaliya ugu deeqday Suuga Ganacsiga Magaalada Hargaysa oo kaas dab gaystay qasaaro hantiyadeed.

rooble

Daawo:Dhawaaqa Rooble Fashilbuu ku yahay Hargaysa saas waxaa tiri xildhibaan ka tirsan Gobolada Waqooyi

4th April 2022 admin 0

Qaar kamida Xildhibaanadiika qayb galay Kulan ay Xildhibaanada labada gole iyo siyaasiyiinta gobolada Woqooyi ee Soomaliland uga hadlayeen gurmadka Suuqa Hargeysa oo lagu qabtay Muqdisho […]

Bayle

Wasiir Bayle oo Sheegay inay jeclaan lahaayeen inay Tagaan Hargaysa

3rd April 2022 admin 0

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdraxmaan Bayle oo ka qayb galay Kulan ay Xildhibaanada labada gole iyo siyaasiyiinta gobolada Woqooyi ee Soomaliland uga hadlayeen gurmadka Suuqa Hargeysa […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes