Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

koonfur

Koonfur galbeed oo lagu qabtay Doorashada lix kursi ee Golaha Shacabka

3rd March 2022 admin 0

Gudidda Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee maamulka Koonfur galbeed ayaa maanta soo afmeeray Doorashada lix xubnood oo ka mid noqonaya xubnaha Golaha shacabka ee deegaan […]

laftagareen

Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Maamul U magacaabay Shabeelaha Hoose

3rd March 2022 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa Ibraahim Aadan Ali (Najax) umagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose.

yibro

Suldaanka guud ee Yibraha, iyo Waxgaradka beesha ayaa eedeyn u jeediyey Madaxweyne Deni

2nd March 2022 admin 0

Suldaanka guud ee Beesha Yibraha, iyo Ugaaska iyo Nabadoonka beeshan ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Deni inuu dhacay kursigooda Xildhibaanimo HOP220 kaasoo xalay kamid ahaa kuraasta […]

cumardhagay

Daawo:Cumar Dhagay oo Laga Filaayey Garbaaharay ayaa Kismaayo lagu soo dhaweeyey

2nd March 2022 admin 0

Gudoomiyaha Guddiga qiimeynta xaaladda deegaan doorashada labaad Jubbaland ee Garbahaarey Cumar Maxamed Cabdulle “Cumar dhagey”oo laga filaayey inuu Gaaro Magaalada Garbahaaray ayaa lagu soo dhaweeyey […]

canjeex

Daawo:Guddigii Rooble U Magacaabay Garbahaareey oo Lagu eedeyey Qabyaalad iyo Been Abuur

2nd March 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Buulle Garaad (Canjeex) ayaa ka hor yimid Guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u magacaabay qiimeynta xaaladda […]

hirshabeele

Guddiga doorashooyinka Hirshabelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 11 kursi

2nd March 2022 admin 0

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Dowlad gobaleedka Hirshabelle SEIT, ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacab ee  deegaan doorashadoodu tahay magaalada […]

cumardhagay

Sawiro:Cumar Dhagay iyo Caynte oo ka shiray Waxii laga yeeli lahaa Doorashada Garbahaaray

1st March 2022 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Heritage oo uu Hogaaminaayo Cabdirahman […]

indhoqarshe

Daawo:Bananbax ka dhacay Gaalkacyo kadib markii Kurisga u sharaxnaa indhoQarshe Dumar laga dhigay

1st March 2022 admin 0

Magaalada Gaalkacyo Waxaa Ka Dhacay Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Guddiga Doorashada Galmudug iyo Madaxwaynaha Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye Qoorqoor, kadib markii Kursigii uu sharaxnaa Taliyihii […]

xamza

Wasiir Xamza oo ka qayb galay kulan Loogu ducaynayo Alah Unaxariistee Macalin Maxamad Xaaji Giftin

1st March 2022 admin 0

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS Xamza Siciid Xamza iyo Bahda Isboortiga Dalka ayaa ka qeyb galay Kulan loogu Duceynayay Alah Unaxariistee Macalin Maxamad Xaaji […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo kulan laqaatay ku xigeenka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay

1st March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay Hogaaminaysay […]

cumar

Sawiro:Cumar Filish oo bogaadin u jeediyey Booliiska Soomalyeed

1st March 2022 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad loogu mahadcelinaayay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed doorkii […]

Posts pagination

« 1 … 10 11

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes