Koonfur galbeed oo lagu qabtay Doorashada lix kursi ee Golaha Shacabka

koonfur

Gudidda Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee maamulka Koonfur galbeed ayaa maanta soo afmeeray Doorashada lix xubnood oo ka mid noqonaya xubnaha Golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baydhabo oo ah caasimada ku meelgaar ah ee maamulka koonfur galbeed.

Doorashada Golaha Shacabka ayaa loo mudeeyey in lagu soo gabo gabeeyo 15-ka bishan iyadoo maamulada kalena ay ka socoto dardar-gelinta dhamaystirka Doorashada Golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.