Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

farmaajo

Sawiro:Madaxweynaha iyo Amiirka Dowladda Qatar oo Golaha Amiirka ku yeeshay kulan miro-dhal ah

6th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar ayaa halkaas kula […]

Shariifsakiin

Daawo:Shariif Sakiin oo laga hor istaagay inuu dhoofo Baydhabo

6th March 2022 admin 0

Madaxweynihii hore ee Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aadan “Shariif Sakiin” ayaa ka hadlay is hor istaag saaka lagu sameeyay safar uu ugu amba-bixi […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxda Hirshabeelle oo la kulmay musharaxiinta Aqalka Hoose

6th March 2022 admin 0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaaxalay kulan la qaatay musharaxiinta u taagan tartarnka […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo Si Diiran loogu soo dhaweeyay Qatar

5th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo uu ku tagay safar […]

Daawo:Duqa Muqdisho oo daahfuray mashruuca dhismaha Wado Mahiim ah

5th March 2022 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha waddada DR Kadare, waddadaas oo tagi doonto Xeebta […]

mahdi

Ra’iisalwasaare kuxigeenka oo Sacuudiga ka Gudoomay Deeq Raashin ah

5th March 2022 admin 0

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya oo loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun oo tan oo raashiin kala duwan […]

cumardhagay

Guddigii Rooble Kismaayo u Diray oo Soo Gabagabeeyey Safarkoodii

5th March 2022 admin 0

Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gabagabeeyay wadahadalladii iyo kulammadii wadatashiga […]

puntland

16 Xildhibaano oo maanta lagu doortay Puntland

5th March 2022 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu doortay qaar kamid ah Kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaaladaas, waxaana aad loo adkeeyay amniga goobta doorashada […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Safar Shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

5th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood qaadanaya ugu ambabaxay magaalada Dooxa […]

amisom

Daawo:Amisom oo booqatay Garbahaaray ayaa amaantay Goobaha Dorashada lagu qabanayo

4th March 2022 admin 0

Ciidamada Booliska Amisom qeybta amniga Doorashooyinka iyo Saraakiil ka socotay Ciida dowlada Soomaaliya oo booqday goobaha doorashada Garbaharrey ayaa Cadeeyey in Garbaharrey tahay Magalo amni […]

sayid

Madaxwayne Kuxigeenka Axmed Madoobe oo sheegay inay Doorasho ka dhici karin Garbahaaray

4th March 2022 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka koobaad Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa daahfuray kulankii koobaad ee ay Guddiga uu Ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u […]

deni

Deni oo ka laabtay xilka qaadistii uu ku sameeyey Agaasimihii Ciidamada PSF

4th March 2022 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa taliyihii ciidanka PSF-ta Puntland Jeneraal Maxamuud Cusmaan Diyaano xilkiisii u daayey kadib culays uga yimid Isimada Puntland. […]

cabdishire

Shirkii Golaha Wasiirka Jubbaland oo loo qaybiyey Buug la Magacbaxay Dublumaasiyada iyo Dunida

3rd March 2022 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay Munaasabad lagu soo bandhigayay Buug la magac baxay Dublumaasiyadda iyo dunida oo uu Qoray Cabdi Shire.

qoorqoor

Daawo:Madaxwaynihii Galmudug oo Gaalkacyo Lagu soo dhaweeyey

3rd March 2022 admin 0

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo kuyimid magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta, ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay wasiiro iyo […]

cosoble

Daawo:Madaxwaynihii hore ee Hirshabeele oo Beledwayne ka sheegay inuu yahay Musharax Xildhibaan

3rd March 2022 admin 0

Magaalada Beledweyne waxaa soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynahii hore ee Hirshabelle isla markaana u taagan kursiga Hop58 mudane Cali Cabdullahi Cosoble. Guddoomiyihii hore ee […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes