Daawo:Madaxwaynihii hore ee Hirshabeele oo Beledwayne ka sheegay inuu yahay Musharax Xildhibaan

cosoble

Magaalada Beledweyne waxaa soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynahii hore ee Hirshabelle isla markaana u taagan kursiga Hop58 mudane Cali Cabdullahi Cosoble.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax iyo masuuliyiin kale ayaa qeyb ka ahaa wafdiga Musharax Cali Cabdullahi Cosoble.

Musharax Cali Cabdullahi Cosoble iyo Guddoomiye Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa ka digay in shaqsi gaar ah loo xero kursiga Hop58.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.