Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

qoorqoor

Hirshabeele koonfurgalobeed Gobolka Banaadir iyo Galmudug oo taageeray go’aankii Barlamaanka

12th April 2021 admin 0

Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Koofur galbeed Galmudug Hirshabeelle iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa soo dhaweeyey go’aankii Baarlamaanka. Soomaaliyeed ee ahaa in xukuumada loogu daro labo Sano.

Cumar

Sawiro:Cumar Filish oo Gudoomiyey kulan looga hadlay Amniga Gobolka Banaadir

12th April 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka sidoo […]

Farmaajo

Farmaajo oo soo dhaweeyey qaraarka golaha shacabka ee awoodda dib loogu soo celiyo shacabka Soomaaliyeed

12th April 2021 admin 1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta […]

mursal

Barlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay Sharciga gaarka ah ee Jiheynta Doorashooyinka Heer Federaal

12th April 2021 admin 0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay meel mariyeen sharci gaar ah oo ku saabsan […]

laftagareen

Daawo:Madaxwayne Laftagareen oo gudoomiyey shir looga hadlayo amniga

12th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Xaalada Amniga Deeganada Koonfur […]

jabuuti

Jabuuti oo soomaaliya Gaarsiiyey Gargaar loogu talagalay Coronaha

12th April 2021 admin 0

Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga  Kahortagayo  Covid19  oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan ayaa waxaa ka […]

Saadiqjohn

Saadiq John oo Isbaaradii uu dhigtay Barlamaanka Shaqadiisii ku waayey

12th April 2021 admin 1

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Waxaana xilka […]

rooble

Ra’isul Wasaare Roible oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka

12th April 2021 admin 0

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sanad guuraddii 61 aad u diray ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya , qoraal lasoo dhigay […]

odawaa

Taliyaha Ciidanka Soomaaliya oo hambalyo udiray ciidanka xoogga dalka

12th April 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 61-aad oo ku beegan Maalinta Beri ah 12 April […]

mursal

Barlamaanka Soomaliya oo Bari ka doodaya mooshin laga keenay arimaha doorashada

11th April 2021 admin 0

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beri oo Isniina kulan ku yeelan doono xaruntooda Villa Hargaysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadli doonaa […]

deni

Daawo:Qoorqoor oo Axmed madoobe iyo deni ku eedeyey inaysan Rabin Doorasho

11th April 2021 admin 0

Madaxwaynaha maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye “qoorqoor” oo ka warameyey Cida hortaagan inuu dalka Doorasho ka dhacdo ayaa waxuu sheegay inay yihiin madaxwaynayaasha Puntland iyo […]

lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Baydhabo dib ugu Laabtay

11th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gelinkii dambe Maanta dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka […]

Rooble

Daawo:Ra’iisul Wasaare Roobe oo Xilalka u kala badalay Wasiirada Gadiidka iyo shaqada

11th April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Mohamed Hussein Roble ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiiradda la isku […]

beesha

Beesha Caalamka ka jawaabtay Canaantii uga timid Dowlada Soomaaliya

11th April 2021 admin 0

Qaramada Midoobey iyo ururrada Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa soo saaray qoraal ay uga hadlayaan war Qoraal ah oo dhawaan ay dowlada Soomaaliya […]

puntland

Cudurka Coronaha oo dad badan ugu dhinteen Puntland iyo Qalab la’aan kajirta

11th April 2021 admin 0

Cudurka Coronaha ayaa mar kale si wayn ugu soo laba kacleeyey Deeganada Puntland oo kiisaska cudurkaasi ay marba marka ka sii dambaysa sii badanayaan ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes