Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

coronavirus

Dhageyso:Cudurka Karonaha oo dad badan ugu dhinteen Balcad iyo Qalab la’aan kajirta

15th March 2021 admin 0

Ayadoo Cudurka Covid-19 uu mar kale si wayn ugu soo laba kacleeyey Soomaaliya oo kiisaska cudurkaasi ay marba marka ka sii dambaysa sii badanayaan ayaa […]

deni

Deni oo ku Jira igu sawir ayaa kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa

15th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xalane ku qaabilay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira. Madaxwaynaha Puntland Siciid […]

james

Video+Sawiro:James Swan oo Soomaliya ku wareejiyey 300 000 oo ah Talaalka Covid19

15th March 2021 admin 0

300,000 oo Kuuro (Doses) oo talaalka cudurka corona ah ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, wasiirka caafimaadka XFS Fowziya Abikar Nuur, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha […]

icj

Dhageysiga Dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya oo maanta Hague ka bilaabaneysa

15th March 2021 admin 0

Magaalada Hague ee dalka Holand maanta oo isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 15-ka Maarso 2021, waxaa lagu wadaa in ay ka bilaabato dhageysiga […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Malaaq Yuusuf Cabdiyow

14th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna bulshada iyo […]

turkey

Dhageyso:70 Arday oo Reer Galmudug ah ayaa Turkey Deeq waxbarasho loogu qaaday

14th March 2021 admin 0

In ka badan 70 arday oo dhamaysatay waxbarashada dugsiga ee deegaannada hoos taga maamulka Galmudug oo deeq waxbarasho ka helay dalka Turkey ayaa maanta ka […]

qoorqoorlaftagareen

Qoorqoor iyo Laftagareen oo sharuudo ku xiray ka qayb galka shirka Xalan

14th March 2021 admin 0

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamulada ee la filayo inuu ka dhaco […]

Galmudug

Sawiro:Gaadiid loogu deeqay wasaarado ka tirsan Galmudug

14th March 2021 admin 0

Affar gaari oo Land cruiser Helix ah ayaa maanta lagu wareejiyay wsaaradaha, Biyaha, Xanaanada Xoolaha, Qorsheynta Galmudug iyo Unuga hormuudka ka ah mashruuca horumarinta biyaha […]

deni

Deni oo kulan la Qaatay Axmed Madoobe iyo Musharaxinta Qaarkood

14th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed […]

uhuru

Dowladda Kenya Oo Ka Baxday Dhageysiga Dacwadda Badda

14th March 2021 admin 0

Dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay inay ka baxday dhageysiga Dacwadda Badda ee kala dhexeeysa dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo la filayo in maalinta berri […]

abaar

Daawo:Hay’ado Dhowr ah oo ka jawaabay Baaqii Dowlada Soomaaliya ee Abaaraha

14th March 2021 admin 0

Guddiga gurmadka abaaraha ee xukuumadda Soomaaliya u xil saartay ka jawaabista xaaladaha abaaraha ayaa sheegay in ay heleen jawaabo wax ku ool ah oo ku […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka tacsiyeey geeradii Wasiirkii hore ee gaashandhigga

13th March 2021 admin 0

MMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle […]

garoowe

Daawo:Bulshada Garoowe oo cabsi soo wajahday habeenkii Koronto la’aan awgeed

13th March 2021 admin 0

Wadooyinka dhex mara Magaalada Garoowe ee Caasumada maamulka Puntland ayaa waxaay yiihiin habeenkii kuwa Mugdi ah Madaama aysan jirin layrar iftiimiya wadoonyinka magaalada, taas oo […]

shukri

Shukri Colow oo Noqon rabta qofkii ugu horeeyey oo madow ah ku guulaysta County Coucil State

13th March 2021 admin 0

Shukri Coloow oo gabar Soomaliyeed oo ku nool dalka maraykana ayaa waxaa la filayaa inay ku guulaystay Kursiga  King County Council District Five ee dalka […]

deni

Sawiro:Hogaamiyaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

13th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana si heer sare ah […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes