Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2021

dagaal

Ciidamada Dowlada oo Burburiyey xarumo ay shabaab ku lahayeen Gedo

7th February 2021 admin 0

Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Qeydar Suuboow oo hoostaga degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaas oo ay maleeshiyada alshabaab dhac […]

xasanshiiq

Daawo:Midowga Musharaxiinta oo ka walwalsan inuu Farmaajo helo mudo lamida Tii Xasan Shiiq iyo shiiq shariif

6th February 2021 admin 0

Midowga Musharaxiinta Madaxwaynaha Qaarkood ayaa shir maanta uga Furmay Magaalada muqdisho kadib markii Fashil ku yimid shirkii dhuusamareeb uga Furmay Madaxda Dowlada federaalka ah ee […]

Wasiir

Sawiro:Wasiirka Caafimaadka oo ka qeyb gashay sanad guurada labaad ee dib u howlgelinta Isbitaalka Banaadir

6th February 2021 admin 0

Wasiirka Caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale ayaa  ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey sanadguuradii Labaad ee kasoo wareegatay dardargelinta Howlaha Isbitaalka Banaadir. Fulinta Qaliimo muhiima oo […]

axmedmadoobe

Daawo:Dibad Bax ka dhana Axmed Madoobe oo Gedo ka dhacay

6th February 2021 admin 0

Banaanbax aad u balaaran oo loogu soo horjeedo Madaxwaynaha Jubbaland axmed maxamed islam axmed madoobe ayaa ka dhacay dhacay degaanda Jubbaland Gaar ahaan Gobolka Gedo.

deni

Madaxwayne Farmaajo oo sheegay Deni in uu ahaa qofkii qoray Heshiiskii 17kii September hadana Diiday

6th February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta khudbad ka jeediyay kulankii gaarka ahaa ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshee Xarunta Villa […]

farmaajo

Toos u Daawo Madaxweynaha Farmaajo oo warbixin siinaya Golaha Shacabka

6th February 2021 admin 0
wasiir

Daawo:Shirkii Dhuusamreeb oo fashilmay kadib markii Axmed Madoobe diiday in heshiis la galo

6th February 2021 admin 0

Shirkii madaxda Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo muddo 5 maalmood ah ka socday Magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug ayaa caawa la soo gebegebeeyey. Arimaha […]

Axmedmadoobe

Daawo:Gudoomiyaha Garbahaaray ayaa ka horyimid inuu Axmed madoobe Gedo yimaado

5th February 2021 admin 0

Gudoomiyaha Garbaharey Xasan Shiikh Cilmi ayaa oo si kulul uga hadlay arimaha Gedo ayaa sheegay sida kaliya ee Ahmed Madobe Gedo Ku imaan karaa ay […]

Cwgudoomiye

Daawo:Hormuud oo laga codsaday inay ka qaadato Balaarinta Garoonka Diyaradaha Caabudwaaq

5th February 2021 admin 0

Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Mahad Cumar Cilmi oo ka qayb galay Munaasabad Xariga looga jarayay xarunta Bankiga Salam Somali Bank ayaa maamulka Hormuud […]

khadiijo

Sawiro:Wasiirka gargaarka oo ka qayb Gashay Qaybinta raashin badan oo gaaray Xudur

5th February 2021 admin 0

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeyb galay gargaarkii ugu badnaa oo maanta loo qeybiyey barakacayaasha Degmada […]

gedo

Madasha Aqoonyahanada Gedo oo ka hadlay Shirka Dhuusamareeb ka socda

5th February 2021 admin 0

Madasha Aqoonyahanka Gobolka Gedo, Garbahaarey, Gedo, Soomaaliya. Tr: 05/02/2021 UJEEDDO; Aragtida Madasha ee Shirka Dhuusamareeb. Xaalada siyaasadeed iyo Shirarka ka socda Magaalada Dhuusamareeb, waxay ku […]

diyaarad

Sawiro:Labo diyaaradood oo siday gaar gaar ayaa gaaray Xudur

5th February 2021 admin 0

Ururka horumarinta ee UBAX oo ah urur samafal oo ka dhisan deegaanadda koonfur galbeed ayaa deeq rashiin oo isugu jirta Masago, Bur, Bariis, Baasto, Saliid […]

galmudug

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka oo Nolosha kusoo qabtay Shababkii Soo weeraray Dhuusamareeb

5th February 2021 admin 0

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howgal qorsheysan oo ay Xalay fuliyeen waxa ay nolosha kusoo qabteen Maleyshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo qorsheynayay in ay Hoobiyaal […]

Dagaal

Xaalka Dhuusamareeb ayaa dagan ka dib markii dagaal loo adeegsaday Hoobiyaal uu ka Dhacay

4th February 2021 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb Xarunta Maamulka Galmudug ee uu ka socda Shirka looga hadlayo Doorashada ee u dhaxeeya Madaxda Dowlada Federaalka iyo Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada waxaa habeenkii […]

waayeel

Daawo:Galmudug oo ka hadashay Dagaalka ka socda Xananbuuro

4th February 2021 admin 0

Wasiirka Wasarada arrimaha gudaha Galmudug Mudane Cabdi Maxamed jamac ( Cabdiwayeel) ayaa waxuu ka hadlay Dagaalka qasaaraha Gaystay oo maalmaha ka socda Degaanka xananbuure ee […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes