Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

Farmaajo

Yay Guushu ku Raacday Shirkii Muqdisho? W/Q Ibrahim Shire

19th September 2020 admin 0

Waxaa yoonki maanta ahaa soo xirmay shirkii u socday madaxda maamul goboleedyada iyo madaxweynaha dowladda faderalka ah. Shirkaan oo dhowr cisho socday ayaa la doonayay […]

cumar

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo Dhagax Dhigay Xarunta Dowlada Hoose

19th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dib u habeyn lagu sameynayo xarunta ciidanka ilaalada deegaanka […]

Fatumayasiin

Madaxweyne Farmaajo Dowlad goboleedyada waxay ku diidayeen unbay ka aqbaleen.

19th September 2020 admin 0

Waxaa macquul ah cinwaanka inuu ku soo jiitay ama su’aalo kugu dhaliyay si kale aan u dhigee si un aad u fahmi weysay, haa waa […]

Rooble

Gudi Wasiiro ah oo loo saaray Xilwareejinta R’iisalwasaraha Cusub

19th September 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi M. Gulaid ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka, […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Codsi u jeediyey Bulshada Soomaliyeed

19th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa khudbad ka jeediyay xafladda xiritaanka shirka Wadatashiga madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir. […]

Farmaajo

Farmaajo oo sheegay si aan Kenya iyo Imaarad nooga faa’idaysan anaa Tanaasulay

19th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay Madaxda ka qeyb gashay shirkii […]

xasanshiiq

Akhriso:Madasha Xisbiyada oo war kasoo saartay Shirkii Dowlada iyo Maamul goboleedyada

18th September 2020 admin 0

Madashada Xisbiyada Qaran ayaa War-murtiyeed Ka soo Saartay Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirkii Shalay Muqdisho Ugu Soo Gababoobey Dowlada Federaalka Soomaaliya Madaxda Dowlad Gobooledyada iyo […]

asluub

Taliska ciidanka Asluubta ayaa soo bandhigay waxqabadkiisa sanadkii la soo dhaafay

18th September 2020 admin 0

Munaasbaad lagu maamusayay wax qabadka taliyaha ciidanka Aluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Muqdisho taasi oo ay ka qeyb-galeen sii hayaha wasiirka cadaalada dalka masuliyiin ka […]

markab

Sawiro:Shirkad laga Lee yahay Jabuuti oo shixnad Keentay dekada Muqdisho

18th September 2020 admin 0

Daahfurka shirakadda ganacsiga Djibouti Shipping Company oo maanta markabkii ugu horeeysay oo shirkaas u rarnaa ku soo xirtay dekada Muqdisho, Maxamed Cabdixaliim, wakiilka shirkadda oo […]

deni

Deni oo soo dhaweeyey Magacaabista Ra’iisalwasaraha cusub

18th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa u Hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha cusub ee […]

rooble

Waa kuma Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Khayre Badalaya

18th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Golaha Shacabku ay kala laabteen […]

mahdi

Sii hayaha Xilka Ra’isulwasaaraha oo u hambayeeyay Ra’isulwasaaraha Cusub

18th September 2020 admin 0

Sii hayaha ra’iuslwasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa u hambalyeeyay ra’isulwasaaraha cusun mudane Maxamed Xuseen Rooble ee uu xalay magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka […]

Cumar

Guddoomiye Cumar Filish oo Hambalyo udiray Ra’isulwasaaraha Cusub

18th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa u hambalyeeyay Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna […]

Rooble

Madaxwayne Farmaajo oo Magacaabay Ra’iisalwasaraha Cusub

17th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka […]

hirshabeele

Wasiir Katirsan Hirshabeele oo Jowhar lagu dilay

17th September 2020 admin 0

Magaalada Jowhar ee Shabellada Dhaxe ayaa Caawa lagu dilay allaha u naxariiste wasiir ka tirsanaa Maamulka Hirshabelle. Allaha u naxariistee Nuur Xaashi Warsame oo ahaa […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes