Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

wabi

Sawiro:Wabiga Shabeele oo ku fatahay Sabiib iyo Canoole

20th July 2020 admin 0

Maamulka Deegaanka Sabiid iyo Caanoole Moordiinle iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanadaasi isagoo timaamay in […]

khayre

Khayre iyo Qoorqor oo Kulan Gaaban ku yeeshay garoonka Ciyaaraha

19th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo RW Xasan Cali Kheyre ayaa galabta si wadajir kormeer indha-indheyn ah ugu tagay garoonka Kubadda cagta ee Dhuusamareeb, oo […]

farmaajo

Madawayne Farmaajo oo Kulan la qaatay ururada Bulshada

19th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee dalka, […]

muqdisho

Daawo:Nin Hubaysan oo Rasaas ooda kaga qaaday Goob lagu Tumayay Mingis

19th July 2020 admin 0

Nin Hubaysan ayaa Rasaas ooda kaga qaaday Goob lagu Tumayay Mingis oo ku taala Dagmada Warta Nabada ee Magaalada Muqdisho waxaana rasaastaas ka dhashya qasaaro […]

wasiir

Sawiro:Wasaarada Beeraha oo gawaari anyaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Galmudug

19th July 2020 admin 0

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Shan Gaari iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin Matooro ku wareejisay Wasaarada Beeraha Dhirta iyo […]

farmaajo

Axmed Madoobe iyo Farmaajo oo kulan yeeshay

19th July 2020 admin 0

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa aqalka Madaxtooyada Galmudug kula kulmey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankan […]

Ilyaas

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada

19th July 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay geerid mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda oo xalay ku dhintay qaraxii ka dhacay […]

Somali

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Dabaylo kusoo wajahan Gobolada Dalka

19th July 2020 admin 0

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee DFS ah ee Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Roobab dabeylo wata oo kuso wajahan qaar ka mid ah Gobolada […]

qoor

Sawiro:QoorQoor oo Bililiqaystay Kursigii Khayre

18th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafti uu […]

calan

Xaggee Soomaalidu u Socotaa Maanta?

18th July 2020 admin 0

Taariikhda Soomaalidu ma dib bay u noqotay koleey horumar kuma sheegi karno sida xaalku hadda yahaye?Aan ka soo bilaabo isticmaarkii caddaa ee na kala qaybsaday […]

calixaaji

Daawo:Shirweynaha urur siyaasadeedka Mideeye oo ka furmay Garowe

18th July 2020 admin 0

Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamulka Puntland ka dhacay Shirweynaha urur siyaasadeedka Mideeye oo xubno ka yihiin Siyaasiyiin aad looga tixgaliyo Puntland.

farmaajo

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo shir gudoomin doono shirka Dhuusamareeb

18th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

18th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb ayaa si diiran halkaasi loogu soo dhaweeyay, waxaana soo dhaweynta […]

garbahaaray

Daawo:Maamulka Garbahaarey ayaa daah furey Imtixaanka Shahaadiga

18th July 2020 admin 0

Maamulka Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Maanta oo sabti ah waxaay daah fureen Imtixaanka Shahaadiga ah Fasalka 4 -aad ee dugsiga sare kaas […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo Booqday Magaaladii uu Macalin Quraanka ka ahaa

18th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Ku meel gaarka ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Tariikhi ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlada Galmudug oo Macalin Quraanka ka […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes