Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ku Baaqay in si Wajira loogu gurmado Afgooye

21st July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha Hoose ee uu ku […]

axmedmadoobe

Sawiro:Axmed madoobe oo kulan la qaatay Xildhibaanada labada Aqal

21st July 2020 admin 0

Madaxweynaha ku meel gaaraka ah ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanad labada Aqal ee […]

diyaarad

Soomaali ku Xanibnaa dalka Uganda ayaa Garoonka Muqdisho kasoo dagay

21st July 2020 admin 0

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda u fudeysay in dib dalka loogu celiyo. 137 Muwaadin ayaa  maanta ka […]

qoor

Daawo:Waxgaradka Galmudug oo Baaq udiray Madaxda ku shiraysa Dhuusamareb

21st July 2020 admin 0

Ugaasyada iyo Waxgaradka Galmudug oo shir ka qabtay ayaa waxaay ka hadleen Shirka ka socda Magaalo madaxda Galmudug ee dhuusamareeb. Waxgaradkaan ayaa Madaxda Shirka Wadatashiga […]

xudur

Daawo:Garoonka Diyaaradaha Xudur oo dhismo lagu sameynayo

21st July 2020 admin 0

Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed oo iyo injineero kasocdey wasaaradda Howlaha Guud oo kormeer shaqo ku tagey Garoonka diyaaradaha ee Degmada Xudur. Ingineerada ka socdey wasaaradda […]

xasanshiiq

Daawo:Xasan shiiq oo ka hadlay Shirka Dhuusamareeb

21st July 2020 admin 0

Madaxwaynihii hore soomaliya Xasan shiiq Maxamuud oo shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxuu ka hadlay arimo ay kamid yihiin Doorashada iyo shirka Wadatashiga ee […]

Cumar

Cumar Filish oo gudoomiye degmo Xilka ka qaaday Mid kalena maaacabay

21st July 2020 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa gudoomiye cusub u magacaabay degamada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha cusub ee […]

luuq

Daawo:Maamulka Luuq oo kulan laqaatay tuulooyin Hoos yimadaa degmadaas

21st July 2020 admin 0

Maamulka Degmada Luuq ayaa kulan Looga Hadlayay Sidii Loo Xoojin Lahaa amaanka waxa ay La Qaateen Gudiyada Tuulooyinka Hoos yimaada Degmada Luuq.

boqorka

Daawo:Boqor Burhaan ayaa Soo dhaweeyey Shirka Dhuusamareeb

20th July 2020 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa soo dhaweeyay shirka Madaxda Dawladda Federalka iyo Dawladaha xubnaha ka ah uga furmay Dhuusa-mareeb, waxa uuna ugu baaqay in ay […]

Muqdisho

Daawo:10 Qof oo Laga Soo Badbaadiyay Guri Saddex Dabaq ah oo Ku Dumay

20th July 2020 admin 0

In ka badan Qof ayaa laga soo badbaadiyay Guri ka kooban saddex dabaq oo caawa ku dumay dadkii deganaa, waxaana weli socoto gurmadka dad kale […]

diyaarad

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay waxii sababay Burburkii diyaaradii kusoo dhacday Baladwayne

20th July 2020 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Beeniyey Diyaaradii kusoo dhacday Garoonka Diyaaradaha Baladwayne inay sababsatay dameer soo galay Garoonka Diyaaradaha.

roob

Daawo:Maamulka Koonfurgalbeed oo ka Shiray fatahaadaWabiga Shabeele

20th July 2020 admin 0

Guddiga gurmadka fatahaadaha ee Koonfur Galbeed oo ka shirey wax ka qabashada Fatahaadda wabiga shabeelle ee Degmada Afgooye iyo sidii loogu gurman lahaa dadka halkaasi […]

Wasiir

Sawiro:Ururka Iskaashiga Islaamka oo 50 Kun ugu deeqay wasaarada Caafimaadka Soomaliya

20th July 2020 admin 0

Wisiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dawlada Federalka Soomaaliya, Dr. Fawziya Abiikar Nuur, ayaa maanta deeq lacageed oo dhan $50,000 oo doolar ka guddoontay Xoghayaha Joogtada […]

xamza

Daawo:Wasaaradda Gargaarka oo ka digtay Dabaylo kusoo wajahan Soomaaliya

20th July 2020 admin 0

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dalka Xamza saciid Xamza ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadkii ay saameyeen Fatahaadaha wabiga Shaabelle. […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo kulan hordhac la qaatay Maamul Goboleedyada

20th July 2020 admin 0

Dhuusamareeb, Luuliyo 20, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes