Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

mustaf

Sawiro:Madaxwaynaha DDS oo daah furay kulan lagu aasaasayo Golaha midnimada iyo nabada

23rd July 2020 admin 0

Golahan oo loo àasay midaynta iyo nabadaynta bulshada deegaanka soomaalida ayaa ka qayb qaadan doona hawla badan oo ay ugu horeyso amaanka, xalinta khilaafaadka gudaha […]

sayid

Daawo:Madaxweyne ku xigeenka 1aad oo shir guddoomiyey kulanka golaha Wasiirada Jubbaland

23rd July 2020 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, Ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Maanta oo Khamiis ah, Madaxweyne kuxigeenka ayaa kawarbixiyay […]

Shuute

Daawo:Maxkamadda Ciidamada oo xukunno ku ridday labo ka tirsan Al-Shabaab

23rd July 2020 admin 0

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday laba Nin oo ka tirsan Al-Shabaab,isla markaana […]

farmaajo

Farmaajo Maxuu kula heshiiyey Axmed Madoobe?

23rd July 2020 admin 0

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay Khubad ka jeediyay Shirka Madaxda Dowladda iyo dowlad Goboleedyada oo ka dhacay […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo shacabka ka codsaday inay isdajiyaan oo ku kalsoonaadaan Madaxdooda

23rd July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka […]

farmaajo

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Farmaajo ka jeediyey xiritaanka shirka Dhuusamareeb

22nd July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka […]

qoorqoor

Daawo:Hadal jeedinta Madaxweynaha Galmudug ee shirka Dhuusamareeb

22nd July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka hadlay Xiritaankii Shirka wadatashiga Dowladda FS Iyo Dowlaladaha Xubnaha ka ah kaas oo caawa Qaybtisii Labaad lagu soo […]

khayre

Daawo:Hadal jeedintii Khayre Shirka Dhuusamareeb

22nd July 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaare Khayre”Waxaan rabaa inaan dadka Soomaaliyeed u sheego in dhammaan madaxdii halkaan isugu timid oo hormuudka u yahay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya inaan ku […]

maamulgopboleed

Akhriso War-Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb

22nd July 2020 admin 0

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirkii maalmihii lasoo dhaafay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada uga socday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug. .

laftagareen

Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Uu Saameeyay Fatahaadda

22nd July 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay in lix kun iyo sideed boqol oo qoys ay ku barakaceen fatahaadda […]

lacag

Sawiro:Dowlada Soomaliya oo Nus Milyan Doolar ugu Deeqday Fatahaadda Afgooye

22nd July 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray Wasaaradda maaliyadda in si deg deg ah loo bixiyo $500,000 (Shan Boqol oo Kun […]

cabdiraxmandheere

Axmed Madoobe iyo Wasiir C/dheere oo kawada Hadlay kursigii loo wareejiyey Gedo

22nd July 2020 admin 0

Kulan aad U Muhiim ah ay Wada Qaateen Xalay Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoowe  iyo Wasiir Cabdirahman Dheere, Kulan Kaan ayaa ahaa Mid aad u […]

bare

Wasiirka Waxbarashada oo ka digay in la carqaladeeyo Imtixaanka Dugsiyada

22nd July 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Baraha Bulsahda uu ku arkay muuqaal been […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo Akhrinta saddexaad marsiinaya wax ka badalka sharciga xisbiyadda

22nd July 2020 admin 0

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG golaha shacabka ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka […]

calan

Miyir Beelkii 1991 ku Dhacay Soomaalida goormay kasoo Kaban?

22nd July 2020 admin 0

Waxaa xaqiiqa in 1991kii Soomaalidu gashay miyirla’aan {unconsious or coma) cadaw wax badan daraasad cilmibaariseed ku sameeyey baa la helay dharbaaxo weyn oo hal mar […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes