Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

cawad

Sawiro:Midowga Yurub oo Qalab Caafimaad keenay Soomaliya

5th July 2020 admin 0

Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo […]

khayre

Sawiro:Ra’isulwasaare Khayre oo Dalka dib ugu soo laabtay

5th July 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Qatar ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka iyadoo ay […]

mahdi

Daawo:Ra’iisalwasaare kuxigeenka oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorsheynta

5th July 2020 admin 0

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorsheynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha […]

Diyaaradbardheere

Sawiro:Diyaarad Shil ku gashay Degmada Baardheere

5th July 2020 admin 0

Diyaarad nooceedu yahay 5Y-WFC ayna leedahay shirikada Buff Air ayaa goordhow shil Ku Gashay Garoonka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Wax khasaaro ah ma dhicin […]

diyaarad

Dulimaadyadii Gudaha Dalka oo Maanta dib u bilowday

5th July 2020 admin 0

Waxaa maanta dib furmay duullimaadyadii gudaha dalka, kadib go’aankii kasoo baxay golaha wasiirrada Soomaaliya oo horay u go’aamiyey in maanta oo Axmada dib loo furo […]

coronavirus

21 Qof Oo Cusub ayaa Ka Bogsoodeen Feyruska Karoonaha

5th July 2020 admin 0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka […]

axmedismacil

Akhriso:Talooyin loo Jeediyey Madaxda Dowlada Soomaliyeed

5th July 2020 admin 2

Eng Axmed Ismaaciil horayna u ahaa Xildhibaan ayaa waxuu markale Warqad Qoraala u qoray Madaxda Soomaliyeed oo uu kaga hadlayo arimo badan oo ay mid […]

barwaaqo

Daawo:Soo dhaweyntii Madaxwaynaha Galmudug ee Magaalada Barwaaqo

4th July 2020 admin 0

Madaxweynaha DGG Mudane “Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa lagu soo […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo Akhrinta Koowaad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda ee 2020

4th July 2020 admin 0

Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, […]

farmaajo

Farmaajo oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

4th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka […]

qarax

Daawo:Qasaaro ka dhashay qarax ka dhacay Baydhabo.

4th July 2020 admin 0

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa waxa ka dhacay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay 5 qof  ayaa geeriyootay 7  kalena […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo wasiiro Xilka ka qaaday kuwa kalana Magacaabay

4th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Mohamed Laftagareen ayaa Xilkaqaadis ku sameyey Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, […]

diyarad

Dawladda Soomaaliya Oo Hawada Ka Celisay Diyaarad Qaad u waday Somaliland

4th July 2020 admin 0

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa Hawada ka celisay Diyaarad sida Qaadka Miirooga Kenya oo maanta doonaysay in ay ka degto garoonka Diyaaradaha Hargeysa. Diyaaradda oo […]

boliis

Daawo:Taliska Boliiska oo ka warbixiyey Qaraxii ka dhacay Muqdisho

4th July 2020 admin 0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo Saakay lala beegsaday waaxda ilaalada Canshuuraha Biriga oo ku taalla […]

qarax

Qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

4th July 2020 admin 0

Qarax loo adeegsaday Gaari ayaa ka dhacay Dekeda Magaaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Laanta ilaalada Canshuraha Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa goobta qarax ka dhacay […]

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes