Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

muqdisho

Daawo:Nin hubeysan oo Shan qof oo isku Qoys ah ku Dilay Muqdisho

9th July 2020 admin 0

Laamaha amniga Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay baadi goob ugu jiraan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen nin dad shacab dil wadareed u gaystay.

deni

Sawiro:Deni oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb

9th July 2020 admin 0

Madaxwaynaha maamulka Puntland siciid Cabdulaahi Deni iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Madaxwayne Deni iyo waftigiisa waxaa garoonka […]

laftagaren

Daawo:Madaxwaynaha Koofurgalbeed oo ka mahadceliyey soo dhaweyntii loogu sameeyey Dhuusamareeb

9th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye {Qoor-qoor} ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen. […]

somaliland

Somaliland oo Xero Ciidan ka furatay Degaan ka tirsan Puntland

9th July 2020 admin 0

Ciidamada Millateriga Maamulka Somaliland ayaa fariisin Ciidan ka samaystay Koonfurta Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag. Dhahar ayaa kamida Magaalooyinka ay ka arimiyaan maamulka soomaliland waxaana […]

laftagaren

Madaxwayanaha Koonfurgalbeed oo soo gaaray Dhuusamareb

9th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye {Qoor-qoor} ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen. […]

KHADIIJO

Sawiro:Farmaajo oo Billad Guddoonsiyay Xubno ka tirsan Guddigii Qaban qaabada 60 Guuradii

9th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha Isxilqaan iyo Maamulka Warbaahinta gaarka […]

Daawo:Soo dhaweyntii loo sameeyey Madaxwaynaha Hirshabeele

8th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxweynaha Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo […]

waare

SawiroMadaxwaynaha Hirshabeele oo soo gaaray Dhuusamareeb

8th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi ballaaran oo uu […]

Mahdi

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Xariga Ka Jaray fagaaraha Midnimada

8th July 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta xariga ka jaray fagaaraha Midnimada oo laga hir geliyay xaruntii hore ee Baarlamaanka oo ah xaruntii […]

qoorqoor

Dhageyso:Maamulka Galmudug oo Beeniyay In Ciidamada Haramcad Laga Saarayo Dhusamareeb

8th July 2020 admin 0

Maamul goboleedyada Soomaliyeed ee Galmudug oo marti galinaya Maalinta Bari ah shirka maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka furmaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Galmudug […]

qarax

Qarax Muqdisho ka dhacay iyo Qasaaro kasoo gaaray Arday

8th July 2020 admin 0

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka Dhacay  magaalada Muqdisho Sida aaynu wararka ku helnay qaraxan ayaa lala eegtay gaari ay leeyihiin […]

xamza

Sawiro:Soomaaliya oo xal ka gaartay Maareynta Musiibooyinka

8th July 2020 admin 0

Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee loogu tala galay Maareynta Musiibooyinka. Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ballaaran ka sameysay xaqiijinta himilooyinka […]

waare

Sawiro:Waare oo Beledwayne ka daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha Wabiga

8th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha wabiga Shabeelle uu ka geysto deegaanada Hirshabele waxa qorshaha ka mid ah […]

aqalka sare

Akhriso:Cabdi xaashi oo ka horyimid Maqaamka Muqdisho iyo arimaha Doorashada

7th July 2020 admin 0

Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeed  kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha […]

1daluulyo

Daawo:Isbahaysiga Isbadaldoonk oo Munaasabada 1da Luulyo ku qabtay Denmark

7th July 2020 admin 0

Isbahaysiga Isbadaldoonka 1da Luuly ayaa Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusaayo Maalinta Xornimada Soomaaliya ku qabtay Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark. […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes