Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

maxamudsayid

Sawiro:Maxamuud Sayid oo kismaayo ka daahfurtay imtixaanka fasalka 8-aad

11th July 2020 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada ayaa daahfuray imtixaanka dugsiga dhexe kaasoo maanta […]

Galmudug

Sawiro:Galmudug oo dhuusamareeb ka daahfurtay Imtixaanka Fasalka 8aad

11th July 2020 admin 0

Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe ee Magaalada Dhusamareeb ayaa u Fariistay imtixaanka Shahaadiga ah oo loo qaadayo si Mideysay,waxaana Tirada u Fariisatay ay gaaraysaa […]

southafrica

Goobo ganacsi oo ku gubtay dagaal xalay iyo saaka ka socday Gaalkacyo

11th July 2020 admin 0

Magaalada Gaalkacyo Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa xalay iyo saaka ka dhacay Dagaal adag kaas oo u dhaxeeyey ciidamada Amniga Puntland iyo koox Dhalinyaro . […]

qoor

Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka Furmaya Dhuusamareeb

11th July 2020 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka maamul goboleedyada. Shirka ayaa waxaa la filayaa in madaxda […]

hormuud

Daawo:Bulshada Magaalada Lajiide oo ka cabanaya Hormuud

10th July 2020 admin 0

Bulshada kunool Magaalada Lajiide ee gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya shirkadda Hormuud oo ay sheegeen in masuuliyiintooda ay horey ugu ballan qaadeen in deegaanka baahida dhinaca isgaarsiinta […]

Waare iyo QorQoor oo xaalkooda noqday Laba Daran mid dooro

10th July 2020 admin 0

Madaxwaynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug ayaa waxaa soo food saaray Culays uga imaanaya Deni iyo Axmed Madoobe kaas oo ah inay fuliyaan Dalabka Axmed iyo madoobe, […]

cabdiraxmandheere

Xilibaan Cabdiraxman Dheere oo Soo Dhaweeyay Shirka Mamul Goboledyada

10th July 2020 admin 0

Xilibaan Cabdirahman Dheere Oo Kamid Ah Xilibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa aad U Soo Dhaweeyay Shirka Maamul Goboledyada Ugu Furmay Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Mamulka Galmudug.  […]

Jamacad Gedo

Daawo:Fadlan Ka qayb qaata Dhismaha Jamacada Gedo

10th July 2020 admin 0

Maamulka Jaamacada Gedo oo shir ku qabtay Xarunta Jaamacada ee Degmada Baladxaawo ayaa marka hore waxay Bulshada u soo bandhigeen shaqada Jaamacada kasocota Meshay Marayso […]

qoor

Sawiro:Qoor Qoor oo qado Sharaf ugu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada

10th July 2020 admin 0

adaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug qado sharaf ugu sameeyey madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka. Kulanka ayaa ahaa mid gogol […]

koonfurgalbeed

Wasiir Soomaali ah oo Shaqadiisa ku waayay cod sir ah oo laga duubay

10th July 2020 admin 0

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada qabsaday cod sir ah oo laga duubay wasiirkii hore ee warfaafinta Koonfur Galbeed, Ugaas Xassan Cabdi oo aan la […]

deni

Deni iyo Axmed Madoobe dowlada ku eedeyey inay tiri hadalkii ay dhihi lahayeen

10th July 2020 admin 0

Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ee maanta ka furmi lahaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa u dib dhacay kadib markii Dowlada Soomaaliya ka hadashay […]

Farmaajo

Farmaajo oo Soo Dhaweeyay Baaqa Golaha Wasiirada ee arimaha Doorashada

9th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota ay […]

khayre

Ra’iisalwasaare Khayre oo sheegay Doorashada Somaliya inay waqtigeedi dhacdo

9th July 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta Guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin […]

axmedmadoobe

Madaxwaynaha kumeel gaarka ee Jubbaland oo soo gaaray Dhuusamareeb

9th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo Dhuusamareeb […]

cabisalaan

Qoorqoor oo Wasiiradii Galmudug bahdil ugu gaystay dhuusamareeb

9th July 2020 admin 0

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maanta waxuu bahdil ugaystay qaar kamida wasiirada Galmudug asagoo ku badalay Jamaal guutaale iyo Axmed Cabdisalaan. Qaar kamida […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes