Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

waayeel

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug oo balanqaad usameeyey Hobyo

21st June 2020 admin 0

Kulan wadatashi ah oo looga hadlayo dhismaha golaha deegaanka magaalada Hobyo ayaa lagu qabtay degmadaas. Wasriirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi […]

ciidan

Daawo:Ciidamo Gadoodsan oo ka yimid Hirshabeele ayaa xirtay wadooyin kamida Muqdisho

21st June 2020 admin 0

Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Gadoodsan kana cabanaya Mushaar la’aan ayaa xirtay waddooyin Muhiim ah oo muqdisho ku yaalla.

dagaal

Ciidamada Xooga ayaa ka hortagay weerar gaadmo ah oo Shabab ku soo qadeen Baacadwayn

21st June 2020 admin 0

Ciidanka Xooga Dalka ayaa Fashiliyey weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saakay waabirigii hore ay  ku soo qaadeen […]

sayle

Daawo:Wasiiro iyo Xildhibaano oo kaga Qayb galay Dhagaxdhiga Dugsi hoose dhexe ee Sayle.

21st June 2020 admin 0

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa kaga Qayb galay Dhagaxdhiga Dugsi hoose dhexe ee Sayle oo hoos yimaada Degmada Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud.

khayre

Sawiro:Ra’iisul wasaare Khayre oo kormeeray Bangiga dhexe ee dalka

20th June 2020 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray Bangiga dhexe ee dalka, isagoo u kuurgalay sida ay shaqadu u socto iyo hufnaanta […]

seeraar

Daawo:Seeraar oo soo dhaweeyey Go’aanka Dowlada Soomaaliya

20th June 2020 admin 0

Cabdinaasir Seeraar Maax oo ka mid ahaa Saaxiibadii Axmed Madoobe heshiiska kula soo galay Nairobi ayaa Kismaayo ka sheegay inuu soo Dhaweynayo Aqoonsiga Dowlada soomaliya […]

kufsi

Daawo:Aabe gabartiisi oo 14 jir ah lagu Kufsaday Hargaysa

20th June 2020 admin 0

Aaabe Xariir Raage ayaa sheegay xarunta Agoomaha Hargaysa oo maamusho Maamulka Soomaliland gabartiisi 00 14 jir ah lagu kufsaday kadibna laga qariyey inay uur leedahay. […]

Ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed oo Hobyo ka sheegay inay Galmudug u baahan tahay Nabadayn

20th June 2020 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax oo Munaasabaddii Daahfurka Dekedda Hobyo ka hadlay ayaa waxuu sheegay inay Galmudug ubaahan tahay Nabadayn dhab ah iyo in […]

qoorqoor

Wasiir Fiqi oo sheegay inuu Xero Ciidan ka furayo Balanbal ama Bangeele

20th June 2020 admin 0

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Mocalim Fiqi ayaa hobyo ka sheegay inuu shabab ka xoraynayo Galmudug. Wasiir Fiqi ayaa dhanka kale sheegay asaga iyo Madaxwaynaha Galmudug […]

waayeel

Daawo:Wasiir Waayeel oo sheegay inay Galmudug dib u heshiisiin u baahan tahay

20th June 2020 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Waayeel ayaa mar uu ka hadlaayey xafladii furitaanka dhismaha Dekada Hobyo ayaa sheegay Siadaan “”waxaa naga go’an in dhammaan deeganada […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo ka doodi doona xeerka Qoondada Haweenka

20th June 2020 admin 0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa oo ay kaga hadli doonaan arrimo dhowr ah […]

XILDHIBAAN

Daawo:Kulan lagu taageerayo Xildhibaan kursigiisi loo wareejiyey Gedo

20th June 2020 admin 0

Dhalinyaro Beesha Shiiqaaleed ayaa Taageeray Kursiga Xildhibaankooda oo loo wareejiyay Gobolka Gedo kaas oo laga Soo wareejey Kismaayo.

zakriya

Daawo:Xisbiga Garsoor oo Xafiis Ka Furtay Bandarbayla

19th June 2020 admin 0

Xisbiga Garsoor ayaa Xafiis Ka Furtay Degmadda Bandarbayla ee Gobolka Karkaar, waxaana Xariga ka jaray Xafiiska Xisbiga Gudoomiyaha Xisbiga Garsoor Xildhibaan Zakariya.

asluub

Ciidanka Asluunta oo soo dhaweeyey wadahadalada Soomaliya iyo Somaliland

19th June 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ka hadlay kulan lagu taageerayay shirkii wada hadalka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamujlka Somaliland ayaa […]

murursade

Daawo:Beel kamida Beelaha daga Hobyo oo hal Mowqif wada qaatay

19th June 2020 admin 0

Beel kamida Beelaha daga Gobalka Mudug gaar ahaan Dagmada Hobyo ayaa kulan soo dhaweyn iyo is xog wareysi ah u sameeyay Ugaaska, Xilibaanada ku matala […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes