Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2019

No Image

Daawo:Gaalkacyo Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun dil ah ku riday mid kamid ah maleeshiyada Alshabaab

21st November 2019 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta Agoonta ee Warta nabadda

21st November 2019 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish),  ayaa Maanta xariga ka jaray dib u howlgelinta xarunta daryeelka Carruurta dayacan […]

No Image

Daawo:Taliyaha Booliska Soomaliyeed oo ka hadlay dilkii Almaas Elman

20th November 2019 admin 0

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Qanciyey Madaxda Xisbiyada

20th November 2019 admin 0

Madaxwayne Farmaajo ayaa kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada qaran Xasan Shiiq iyo Shiiq shariif waxuuna kulankaas kusoo dhamaaday afgarad sida uu sheegay Xasan shiiq Maxamuud.

No Image

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyneyaashii hore oo kulan u socda

20th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan gaar ah la leh Madaxweyneyaashii hore ee Dalka, sida uu Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay […]

Daawo:Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ka dooday miisaaniyada 2020

20th November 2019 admin 0

Gabar Soomali ah oo xarunta Xalane lagu Toogtay

20th November 2019 admin 0

Xarunta Xalane ee ay kusugan yihiin safaradaha iyo Ciidamada Amisom ayaa waxaa ka dhacday toogasho loo geystay Gabar lagu magacaabo Almaas Elman oo horay u […]

Daawo:Bananbax looga soo Horjeedo Axmed Madoobe iyo Hogaankiisa

20th November 2019 admin 0

Magaalada baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa kasocoda bananbax wayn oo looga soo horjeedo Axmed Madoobe iyo Kuxigeenadiisa waxaana bananbaxaan ka qayb qaatay dad aad u […]

No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha

20th November 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre  oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kalluumeysiga, […]

Sawiro:Baladxaawo Bananbax wayn oo looga soo Horjeedo Axmed Madoobe iyo Kuxigeenadiisa

20th November 2019 admin 0

Magaalada baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa kasocoda bananbax wayn oo looga soo horjeedo Axmed Madoobe iyo Kuxigeenadiisa waxaana bananbaxaan ka qayb qaatay dad aad u […]

diyarad

Hawgal ay fuliyeen ciidamada Somaaliya iyo kuwa Maraykanka Yaa lagu dilay Shabaab

20th November 2019 admin 0

Howlgal ballaran oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Kuunya Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu khaarijiyay horjooge sare oo ka […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dalka Kusoo Laabtay Kadib Safarkiisii Shaqo Ee Faransiiska, Belgium Iyo Qatar

19th November 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada Faransiiska, Belgium iyo Qatar, […]

wasiir

Wasiirka cadaaladda Soomaliya oo faah faahin ka bixiyay shir looga hadlayo ka hortagga fikirka xagjirka

19th November 2019 admin 0

Wasiirka Cadaalada XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ka furay  magaaladda Muqdisho  shir ku saabsan ladagaalanka iyo ka hortaga fikirka xagjirka ah ee rabshadaha […]

Daawo:Xildhibaan Cali Balcad oo beeshiisii kalsoonida kala noqotay

19th November 2019 admin 0

Xildhibaan Cali Maxamed Cumar “Cali balcad” oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxaa uu waayey Kalsoonidii sida ay sheegeen beesha Soo dooratay […]

cumar

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan laqaatay Kooxda kubada cagta ee Dowladda Hoose.

19th November 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes