Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Sweden

29th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Staffan Tillander. Kulanka ayaa […]

Shir looga hadlaayo arimaha Fataahada Wabiyada ayaa Muqdisho ka furmay

29th October 2019 admin 0

Shir ku saabsan madasha Arimaha bini’aadanimo ee dalka isla markaana  ay soo qaban qaabisay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Xfs,ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. […]

No Image

Dhageyso:Duqa Magaaladda Beledweyne oo ka warama qaabkii ay udagtay doontii dadka Badan ku dhinteen

29th October 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxwyane farmaajo kubaaqay inay Soomali isku tashato si wax looga qabto fataahada

28th October 2019 admin 0
jigjiga

Daawo:Shacabka Jigjiga oo Cabasho ka Muujiyey Dugsi Lagu Wareejiyey Nin Ganacsade ah

28th October 2019 admin 0
deni

Daawo:Golaha Wakiilada Puntland oo Ansixiyay Xeer ka dhana Madaxwaynaha Puntland

28th October 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaateysan fatahaadaha

28th October 2019 admin 0

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay u Qaabishan Caruurta Iyo Xasarada Hubeysan

28th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xogyahaya guud ee qaramada midoobay, u […]

gulled

Sawiro:Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Oo Furay Xafiiska Isku-duwidda Qorshaha Xalka Waara Ee Barakacayaasha

28th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta furay xafiiska isku dubba ridka qorshaha xalka waara ee qaxootiga iyo […]

No Image

Gudoomiyihii Baladwayne oo lasoo bad baadiyey kadib markii dooni la dagtay

28th October 2019 admin 0

Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dooni kula dagtay Mas’uuliyiin iyo dad shacaba Fatahaada ka dhalatay Biyaha Wabiga Shabeelle. Doontaan ayaa waxaa la […]

shaakir

Daawo:Waxgaradka Dhusamareeb oo ka horyimid Damaca Shiiq shaakir iyo Macalin Maxamuud

28th October 2019 admin 0

Wax Garad iyo Qaybo Bulshada ka mid ah oo xalay ka Qayb Galey kulan lagu diidanaa Rabitaanka iyo Damaca Ahlusunna ayaa sheegay Masiirka Dadka Deegaankan […]

Daawo:Beelaha Bari si kulul ugu jawaabay Deni iyo Faroole

27th October 2019 admin 0

Sadex Beelood oo kulan ku yeeshay Magaalada Boosaaso ayaa waxay ku dhawaaqeen dagaal ka dhana Madaxwaynaha Puntland saciid Cabdulaahi Deni iyo Faroole, waxaa kaloo sheegeen […]

No Image

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle oo Kormeer kutagay Degmada Mahadaay

27th October 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Madaxweynaha Soomaaliya oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga

27th October 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta Maaliyadeed ee dalka. […]

daagal

Daawo:Hawgalo Ciidamada Xooga dalka ka sameeyeen Gobolka Gedo

27th October 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes