Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

deni

Daawo:kulan looga soo horjeedo Deni oo ka dhacay Boosaaso

12th October 2019 admin 0

Daawo:Arday u Dhalatay Deegaanka Soomalida oo Ka Cabanaya Shirkadda Ethiopian Airline

11th October 2019 admin 0
No Image

Daawo:Kulan lagu taageerayay guddiga farsamada dhismaha galmudug oo lagu qabtay Magaaladda Gaalkacyo.

11th October 2019 admin 0
itoobiya

Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku guuleystay Nobel Peace Prize

11th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku guulaystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize iyadoo abaal marintaan ku mutaystay heshiiskii uu lagalay Dalka Eratariya […]

No Image

Daawo:Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya iyo kuwa Hirshabeele oo ka dooday arimaha Doorashada

11th October 2019 admin 0

Addis Ababa:Madaxwayne Farmaajo oo wax ka furay Beerta Midnimada

10th October 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga hirgeliyey dalka Itoobiya ayaa […]

No Image

Soomaaliya oo Kenya u gudbisay qoraal ka dhan ah Xad-gudubkii diyaaradeed ee Hawada Soomaaliya

10th October 2019 admin 0

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah u yeertay safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya […]

Norway oo Soomaaliya Ku Caawineysa Deyn Dhan $353 Milyan

10th October 2019 admin 0

War saxaafadeed rasmi ah ah oo maanta kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda dowlada Norway, ayaa lagu sheegay in Norway ay Soomaaliya siin doonto deyn gaareyso […]

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Hubinta Iyo Tirakoobka Shaqaalaha Dowladda Iyo Xeer Nidaamiyaha Machadka Caafimaadka Dalka

10th October 2019 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo xeer nidaamiyaha machadka caafimaadka […]

xasan

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga UPD oo Gaaray kismaayo

10th October 2019 admin 0
shariif

Daawo:Gudiga Himilo qaran oo Gaaray Kismaayo

10th October 2019 admin 0
qamro

Taliska Boliiska Boosaaso oo Gacanta ku dhigay gaari Khamri ah iyo dadkii watay

10th October 2019 admin 0

Daawo:Ciidamada Booliska Magaalada Baladweyne oo ka cabanaya Mushahar la’aan

10th October 2019 admin 0
No Image

Wasiirka caafimaadka dalka oo ka qayb galeysay xuska maalinta dhimirka aduunka

10th October 2019 admin 0
wasiir

Daawo:Wasiirka gashaandhigga oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

10th October 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes