Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

No Image

Daawo:Siyaasi Salad Cali Jeele oo diiday in Maqaamka Muqdisho lagu qabto Garoowe iyo in aysan wax doorasho ah ka dhicin Jubaland

26th August 2019 admin 0

Daawo:Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday dalka Switzerland ayaa loogu soo dhaweeyay magaalada Geneva

26th August 2019 admin 0

Danjiraha cusub ee Dowlada soomaaliya u fadhin doonto dalalka Switzerland , Austria iyo Xarunta Qaramada Midoobeay ee xuquuqul insaanka ee Magaalada Geneva Marwo Abyan Maxamed […]

No Image

Dhageyso:Kenya oo markii ugu horreysay ku biirtay dalalka shidaaka dhoofiya

26th August 2019 admin 0
No Image

Ra’iisalwasaare Khayre oo Bashiir Goobe u Magacaabay Jago Mahiim ah

26th August 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Xasan Cali Khayre, ayaa Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed  u magacaabay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir […]

puntland

Daawo:Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo furay Kulanka 4 aad ee madasha gudiyada Dastuurka

26th August 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne Farmaajo oo Shir caalamiya uga qayb galaya Dalka Japan

26th August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad ee […]

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo kulan laqaatay qoyska Allaha Unaxriistee Guddoomiye Yiriisow .

26th August 2019 admin 0

Allaha Unaxriiste ehlada Guddoomiyhii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow (Eng. yariisoow ) ayaa maanta Boqasho ku yimid Xarunta […]

wasiir

Wasaaradda Qorsheynta Soomaliya oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Gobolka Bakool

26th August 2019 admin 0

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kulan wadatashiga  ah oo la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha  […]

dastuurka

Muuqaal:Gudiga Dib U eegista Dastuurka Soomaaliya Oo Garoowe Soo Gaaray

26th August 2019 admin 0

Daawo:Kenya oo Musharaxiinteedii ku qasabtay inay Axmed madoobe la shaqeeyaan

25th August 2019 admin 0

Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo kamid ahaa xubnaha Musharaxiinta Jubbaland ee Kenya Soo dirsatay ayaa sirdoonka Kenya oo soo gaaray Magaalada Kismaayo waxay u sheegeen […]

No Image

Ceelwaaq:Ciidamada Kenya oo xiray Xildhibaan kamida Isbadal doonka Jubbaland

25th August 2019 admin 0

Ciidamada Kenya ee kamida AMISOM ayaa Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka ku xiray Xildhibaan kamida Isbadal doonka Jubbaland. Xildhibaankaan lagu xiray Magaalada Ceelwaaq ayaa waxaa layiraahdaa […]

Daawo:Guddoomiyaha Jaamacada Umada Prof: Maxamed Axmed Jimcaale oo lagu soo dhaweeyay Caabudwaaq

25th August 2019 admin 0

Guddoomiyaha Jaamacada Ummada Soomaaliyeed Prof: Maxamed Axmed Jimcaale iyo Gudi qaabilsan kor joogtaynta Imtixaanaadka Ardada cusub ee u soo u fariisanaya 27.ka Bishaan si ay […]

Daawo:Ugaasyo iyo waxgarad ka qayb galay diyaar garowgii Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug

25th August 2019 admin 0

Odayaasha dhaqanka iyo bulshada magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta Dhuusamareeb qado sharaf ugu sameeyay guddiga dib-u-heshiisiinta Galmdug iyo ergada magaalada u timid in ay ka qeyb […]

Daawo:Gudoomiyeyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Jabuuti kula kulmay madaxwaynaha dalkaas

25th August 2019 admin 0

Daawo:Koloneyl Cabbaas Gurey ayaa Ceelwaaq kudilay Gabar Dhalinyaro ah

25th August 2019 admin 0

Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo waxaa ka dhacay Jimcadii laso dhaafey 23/8/ 2019, dhacdo aad u xanuun badan. Ciidamo uu hoggaaminaya Koloneyl Cabbaas Gurey ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes