Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

jeesow

Daawo:Jubbaland oo beenisay in Axmed Madoobe Dilay Rashiid Dhuure eedayna Ujiideyey Xildhibaan jeesow

2nd August 2019 admin 0

Amniga Dhuusamareeb oo lagu wareejiyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya

2nd August 2019 admin 0

Waxaa Maanta oo Jimca ah si buuxda loogu wareejiyay nabad gelyada Magaalada Dhuusamareeb Ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda amni wareejinta ayaa waxaa goob-joog […]

yariisow

Daawo:Safiirka Soomaaliya ee dalka Qadar oo ka hadlay Geeradii Guudoomiye yariisow

2nd August 2019 admin 0

Daawo:Ugaas Beesha Mareexaan oo ee dayn kulul u jeediyey Gudoomiyaha Doorashada Jubbaland

2nd August 2019 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo kamida Ugaaska Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay doorashada Jubbaland isagoo dhaliil u jeediyey Gudoomiyaha Doorashada Jubbaland ee Axmed Madoobe Soo […]

aqalka sare

Muuqaal:Gudoomiyaha aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka tacsiyeeyey geerida gudoomiyihii gobolka banaadir

2nd August 2019 admin 0
ggeele

Madaxweyne Geele oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

2nd August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd eek u timid Guddoomiyehii Gobolka Banaadir, Marxuum, C/Raxmaan […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ehelada & shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geeridii guddoomiyihii gobolka Banaadir

1st August 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne farmaajo o ka tacsiyadeeyey geeradii ku timid Gudoomiye Yariisow

1st August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum […]

yariisow

Taariikh Nololeedka Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow

1st August 2019 admin 0

Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhushay degmada Hodan ee gobolka Benaadir 16kii August 1965kii. Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe iyo […]

No Image

Daawo:Xukuumadda Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin Oo Barood Diiqa Ah, Guddina u Saartay Aaska Guddoomiye Yariisow

1st August 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka Banaadir, Eng. […]

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo ka hadlay Dilkii Nabadoon Rashiid Dhuure

1st August 2019 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa waxuu ka hadlay Dilkii Magaalada kismaayo loogu gaystay Nabadoonka Beesha Gaaljecel waxuuna Ugaas Maxamed Ugaas xaashi tacsi udiray Qoyskii, Beeshii […]

yariisow

Allaha Unaxriistee Guddoomiyihii gobolka Banaadir oo geeriyooday

1st August 2019 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku geeriyooday guddoomiyihii gobolka Banaadir Eng: Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow oo dhawaan ku dhaawacmay […]

No Image

Top News: Madaxwyane Farmaajo oo sameeyey waxaan Masuul Soomaliyeed horay usamayn

1st August 2019 admin 0

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay […]

Sawiro:Puntland oo si wayn looga xusay Maalinta 1 Agoosto

1st August 2019 admin 0

Magaalada Garoowe ayaa waxaa Maanta ka socota Munaasabada Sanad Guurada 21-aad ee Aas Aaaska Puntland taas oo si heer sare ah loo soo agaasimay. Munaasabadaan […]

No Image

Ceelwaaq:Shabaab oo weerar Madaafic ah ku qaaday Ciidamada Kenya

1st August 2019 admin 0

Wararka Naga soo gaaraya Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan Ciidamada Kenya ee kusugan Ceelwaaq inay soo gaareen qasaaro isugu jira Dhimasho iyo […]

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes