Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2019

No Image

Daawo:Xildhibaan Nadiifo oo Soo dhaweeysay Safarkii Raiisalwasaare Khayre ku yimid Galmudug

6th July 2019 admin 0
No Image

Daawo:Xildhibaan Gaafow oo Baaq udiray Xildhibaanada Galmudug

6th July 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Ganacsatada Kasoo Jeedda Galmudug

6th July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Kulanka dhex […]

Daawo:Shirkii Odayaashii Axmed madoobe ka keenay Dalka Dibadiisa oo Kismaayo ka furay.

6th July 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmay Shirkii uu soo abaabulay Axmed madoobe kaas oo ladoonayo in layska Horkeeno Bulshada Jubbaland. Waxaa shirkaan ka qayb galay […]

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudur

6th July 2019 admin 0

Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda […]

wasiir

Dowladda Soomaaliya oo u sheegtay safiirada dalkeeda jooga in aysan dulqaad dambe u yeelan doonin wadamada u dhaqma sida Guinea.

6th July 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan la qaatay safiirada dalalka caalamka ee u jooga Soomaaliya, kuwaasi oo uu kala […]

barlaman

Xildhibaanada Somaaliya oo maanta kulan mahiima ku yeelanaya Muqdisho

6th July 2019 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta koowaad ee wax ka […]

Guddigii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb ooo Boosaaso gaaray

6th July 2019 admin 0

Xubnaha Guddiga xaqiiqa raadinta ahaa ee ka kala socday Xildhibaanada golaha shacabka iyo maamulka Koonfur galbeed oo gaaray magaala xeebeedka boosaaso ee xarunta gobolka bari […]

axmed

Daawo:Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland oo Dhaliil u jeediyay Gudiga Doorashooyinka Jubaland

5th July 2019 admin 0

Daawo:Caabudwaaq Abwaan ka yaabsaday Taliyaasha Ciidamada Soomaliya kadibna la dalacsiiyey

5th July 2019 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta soo gaaray Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida , Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, Madaxwyane kuxigeenka Galmudug […]

Daawo:Odayaasha Saxda ah jubbaland oo kahor yimid Gudiga doorashada jubbaland Baaqna udiray Madaxda Dowladda Somaaliya.

5th July 2019 admin 0
yusuf

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo ka horyimid Shirka Axmed madoobe Kismaayo ku qabanayo

5th July 2019 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Dr Yusuf Du’ale ayaa waxuu sheegay inaan Jubbaland u xiisa qabin Shirbeeleed. Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Dr Yusuf ayaa waxaa kaloo ka hadlay […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre: “Dhamaystirka dhismaha Galmudug waxay fursad inoo siineysaa dhameystirka dagaalka aan kula jirno khawaarijta, iyo inaan dalka ka xoreeyno”

5th July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka khawaarijta looga xoreynayo […]

deni

Top News:Madaxwaynaha Puntland oo taageeray Go’aankii Dowlada Soomaliya ka qaadatay Dalka Guinea

5th July 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxuu soo dhaweeyey go’aankii Dowlada Soomaliyeed ka qaadatay Dalka Guinea kaas oo ku xadgudbay Madaxbanaanida Dowlada […]

No Image

Daawo:Axmed Madoobe oo odayaal Fake ah ka keensaday Gaarisa iyo dalka Dibadiisa

5th July 2019 admin 0

Wafdi isugu jiray Odayaal dhaqameed iyo Qurbajoog ka timid dalal kala duwan gaar ahan Magaalada Gaarisa ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo. Ujeedada safarka waftigan […]

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes