Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

No Image

Cadaymo lagu Helay kenya iyo Axmed madoobe inay Shirko ku yihiin Xaalufinta Dhirta

24th May 2019 admin 0

Waa caddeeymo iyo tusaalooyin nool-nool in ay kenya gacan dhiifoon ku leedahay xaalifinta dhirta deegaanada jubbooyinka taasaa oo ciidamada kenya iyo axmed madoobe ay shuraaka […]

wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo Afur u sameeyey Safiirrada waddamada caalamka u fadhiya Soomaaliya

24th May 2019 admin 0

Kulankaan afurka ah ee uu wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad u sameeyey Safiirrada waddamada caalamka Soomaaliya u fadhiya ayuu ujeedkiisu ahaa sidii […]

No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb gelaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika

24th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha ayaa halkaas […]

tereca

Daawo:Ra’isalwasarihii UK oo is casishay kadibna Ilmaysay

24th May 2019 admin 0

Ra’isalwasaraha Dalka Ingiriiska Theresa May ayaa Maanta ku dhawaacday is casilaadeeda kadib markii ay ku guul daraystay sidii dalka Uk uga bixi lahaayeen midowga Yurub.

deni

Doorashadii Deni oo waxba usoo kordin Amniga Boosaaso iyo Askari Lagu Dilay Boosaaso

24th May 2019 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa Rag Bistoolado ku hubeysan ay xalay weerar waxa ay ku dileen askari ka tirsan […]

saynab

Daawo:Marwada Koobaad ee Soomaaliya Saynab Cabdi ayaa la Kulantay Dhigeeda dalka Turkiga

24th May 2019 admin 0

Marwada Koobaad ee Soomaaliya Saynab Cabdi Macalim ayaa la Kulantay Dhigeeda dalka Turkiga, Sidoo kale waxay ka qayb gashay Shirka Maalinta Afrika.

farmajo

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye KuXigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir

24th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu magacaabay Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) inuu noqdo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha […]

shabab

Dowlada Soomaaliya ayaa siisay Abaalmarinno Lacageed Laba xubnood oo horey uga tirsanaa Al-shabaab

23rd May 2019 admin 0
rashin

Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Aqalka Sare Oo Deeq Raashiin Ah Gaarsiyey Qoysas Danyar Ah

23rd May 2019 admin 0
No Image

Xukuumadda Oo Ansixisay Hindise Sharciyeedyada Waddooyinka Iyo Xamuulka iyo Xadaynta Cabbirka Baabuurta

23rd May 2019 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka. Labada hindise sharciyeed ee goluhu […]

puntland

Daawo:Puntland oo soo gaba-gabaysay imtixaannada Dugsiyada kana hadashay shahaadada Soomaaliya.

23rd May 2019 admin 0
No Image

Daawo:Somaliland ayaa Ka Hadashay Dagaal Dhex Maray Ciidamadda Somaliland iyo Puntland

23rd May 2019 admin 0
sayid

Dhageyso:Madaxwayne kuxigeenka 1aad Jubbaland oo Taageeray Go’aanka Kenya

23rd May 2019 admin 0

Madaxweyne ku–xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Sayad Aadan ayaa ka warbixiyay mowqifka Jubbaland ee la xiriira khilaafka Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa […]

wasiir

Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka

23rd May 2019 admin 0

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u dhaleeceyneysaa gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama, waxa ayna caddaynaysaa in beegsiga Aqalka Alle […]

axmedmadoobe

Dhageyso:Waxgaradka Jubbaland oo ka horyimid gudiga Doorashada Axmed madoobe iyo oday Beenaadkiisi

23rd May 2019 admin 0

Waxagaradka Jubbaland ayaa waxay qaadeceen Go’aankii kasoo baxay Gudiga Doorashada Jubbaland ee Axmed madoobe Magacowday iyo dad lagu sheegay odayaal dhaqameed oo axmed Madoobe soo […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes