Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

shaashaa

Daawo:Waraysi dhex maray Wariye Shaashaa iyo Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle.

10th May 2019 admin 0
sayid

Daawo:Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo gaaray degmada Ceelwaaq

10th May 2019 admin 0

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa saaka gaaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaas oo si diirran loogu […]

No Image

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo ayaa shacabka reer Garoowe salaaddii Jimcaha kula tukadey Masjidka Shuhadada.

10th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii lixaad magaalada Garoowe u jooga Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, ayaa shacabka reer […]

farmaajo

Madaweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe)

10th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum […]

uhuru

Kenya oo Joojisay Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi

10th May 2019 admin 0

Dowladda Kenya ayaa joojisay duulimaadyadii sida tooska ah uga iman jiray magaalada Muqdisho kuwaasoo ka degi jiray garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi. Wasiirka […]

No Image

Daawo:Olole xoogan oo Nadaafada ayaa ka socda degmooyinka Gobolka Banaadir

10th May 2019 admin 0
saadiq

Wasiir Saadiq Warfaa iyo safiirka Talyaaniga oo Muqdisho ku kala saxiixday labo heshiis

10th May 2019 admin 0

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Saadiq Warfaa   iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ,Carlo Campanille ayaa magaalada Muqdisho ku […]

axmedmadoobe

Akhriso:axmed Madoobe oo dowlada Soomaliya ku eedeyey inay amaan daro kawado Kismaayo

10th May 2019 admin 0

War Saxaafadeed : Dowlad goboleedka Jubbaland waxay masuuliyad ka saarantahay sugidda Amniga dalka iyo dadka reer Jubbaland , mana ogolaaneyso waxkasta oo carqalad ku ah […]

No Image

Sawiro:Guri kiro ah oo Ku yaala Magaalada Kismaayo.

10th May 2019 admin 0

Gurigaan idiin muuqdo Waxuu ku yaalaa Dagmada Kismaayo, Xaafadda Faanoole, Waaxda 1-da May, Jiirada Shaleemo Ayaan, Lootada Sedaxaad ee Laamiga. Waxuuna labada dhinac ka xigo […]

axmed

Daawo:Musharaxa Jubaland Cabdinaasir Seerar iyo Askarta Axmed madoobe oo Dagaal ku dhex maray Kismaayo

9th May 2019 admin 0
alqaadi

Maamulka Gobalka Gedo ayaa maanta Warbaahinta u soo bandhigay dad lagu soo qabtay waxyaabaha maanka-dooriya.

9th May 2019 admin 0
No Image

Daawo:Wasiir Bayle oo Sheegay in Soomaaliya Dhameystirtay Shuruudaha ku xernaa wajiga saddaxaad deen Cafiska

9th May 2019 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya Dr: Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo qabtay Shirka Bilaha ayaa faahfaahin ka bixiyay wada hadaladii ugu dambeeyay ee deyn cafinta Soomaaliya […]

shiiqdaahir

Musharaxa Jubbaland Sheekh Daahir oo kahor yimid Go’aankii Gudiga Doorashada Jubbaland

9th May 2019 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Sheekh Daahir Ahmed Cabdulaahi ayaa waxuu ka hadlay dhibaatada shacabka Jubbaland Axmed madoobe iyo kooxdiisa ku hayaan iyo Fowdada gudiga Doorashada Jubbaland […]

ramadan

Daawo:Cibaadooyinka Rabadaan ee Fadliga Badan Sheekh Mustafe

9th May 2019 admin 0
marsheeye

Daawo:Waraysi dhinacya badan taabanaya oo uu bixiyay Musharaxa Madaxwaynaha Jubaland Marsheeye

9th May 2019 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Maxamed Aw-Daahir Marsheeye ayaa waxuu warbaahinta lawadaagay waraysi dhinacyo badan taabayanaya sida amaanka, xoraynta magaalooyinka maqan, dib u heshiisiinta, geedaha la gubo […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes