Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

warfaa

Daawo:Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa kormeeray Matxafka iyo Tiyaatarka qaranka .

25th April 2019 admin 0

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada Soomaaliya Mudane saadiq Xirsi warfaa oo kormeeray goobaha uu ka socda barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud […]

cawad

Cawad iyo Golaha wakiillada Puntland ayaa si wada jir ah u kormeeray dhismaha ay ku shiri Donan dhawaan.

24th April 2019 admin 0
No Image

Daawo:Jowhar Mexeytahay Sirta kujirta Malabka ay shinida dhasho?

24th April 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxwaynaha soomaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

24th April 2019 admin 0
xildhiiban

Daawo:Xildhibaan Sacdiyo oo sheegtay inay Kenya kusoo duushay Soomaliya

24th April 2019 admin 0

Xildhibaan Sacdiya Muuse Cabdulaahi oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay ka hadashay Duulaanka Qawaan ee Dowlada kenya kusoo qaaday dalka Soomaliya. […]

cabdiqaasim

Daawo:Cabdiqaasim Salaad Xasan oo sheegay in laga Shaqeeyo Dowlada Soomaliya

24th April 2019 admin 0

Madaxweyinihii hore Cabdiqaasim Salaad Xassan ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay garab istaageen dowladooda, isagoo mar uu ka hadlayey dhibaatada kooxda Al Shabaab ay ku […]

jubaland

Daawo:Guddiga Dorashada jubbaland ayaa sheegay inay Kismaayo lagu qabanayo Doorashada Xildhibanada jubbaland.

24th April 2019 admin 0

Guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ee Axmed madoobe Magacowday ayaa waxa ay magaalada Kismaayo kula kulmeen Mas’uuliyiin ka socotey xafiiska Qaramada Miboobey ee […]

farmajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa Boqosho ku tagay Dalka Eritrea

24th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho waxa ay ku tegeem magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Madaxweynaha ayaa maalmahaan […]

karsh

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa Amray Hirgelinta iyo fulinta xeerka kofsiga

24th April 2019 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray Hirgelinta iyo fulinta xeerka kofsiga, iyada oo la tixraacayo go’aankii […]

Bamk

Kullan lagu sagootinayay guddoomiyihii hore ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

24th April 2019 admin 0
deni

Deni oo ku fashilmay Amniga Puntland iyo qarax ka dhacay Boosaaso

24th April 2019 admin 0

Boosaaso: Guddoomiyaha Gobalka Bari oo ka bad-baaday Qarax lala beegsaday Gaarigiisa. Qarax xooggan ayaa Goor-dhaweyd ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, gaar […]

No Image

Madaxwayne Farmaajo oo Qaahira kula kulamay Madaxwaynihii hore Cabdi qaasim

24th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Madaxweynihii hore Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xassan. Cabdiqaasim Salad Xassan […]

Fiqi

Soomaliyeey Mar I Dage Allaha Dago Mar labada I dage Anaa is dagay!!

23rd April 2019 admin 0

Afka hooyo waa dhaxal suugaanta sida maahmaahda, murtida, heesaha, gabayada iwm waa hoggaan ku toosiya marba marxalada aad ku sugan tahay,ma duugoobaan oo dhacdadii timaadaba […]

No Image

Saraakiil sare oo Shabaab ah ayaa Gobolka Gedo iska soo dhiibay Kuwaas oo Muqdisho Lakeenay

23rd April 2019 admin 0

Ciidmada Xooga Dalka ee kusugan Gobolka Gedo gaar ahaan kuwooda ku Degmada Baardheere ayaa waxaa isu soo dhiibay Aadan Cabdi Turuq oo ka mid ahaa […]

No Image

Daawo:Ra’isalwasaaraha Somalia Khayre oo aqbalay Taladii Culumada Soomaliya

23rd April 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shir waynaha culimada Soomaaliyeed oo mudda sedax maalin ah ka socday […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes