Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

garbo

Daawo:Amaanka iyo Horumarka ka jira Degmada Garbahaareey

27th March 2019 admin 0
ibraahim

Akhriso:Warbixin Kooban. Safarkaygi Gobalka Gedo. Q3

27th March 2019 admin 0

Qormadi inoo danbaysay waxay ku saabsanayd amniga. Laakiin waxay inaga soo dhexgashay qodobbo arrimaha bulshada ahaa oo inoo socday. Waxbarshada ayaan si kooban ooga hadalnay. […]

isgarsin

Ciidamada Kenya oo Burburiyey Xaruntii Shirkadda Hormuud ee Tuulada Jaldeys iyo Hormuud oo Cambaareysay

27th March 2019 admin 0

Shirkada Hormuud Telecom waxa ay cambaaraynaysaa weerarka Ciidamada Cirka Kenya xalay 02:00 am ku burburiyeen xaruntii Jaldyese ee degmada Afmadow. Waa weerarkii 10 aad laga […]

No Image

Daawo:Dekada Boosaaso oo DP World waxba kusoo kordhin waxay ka dhinto mooyee

27th March 2019 admin 0

Shirkadda DP WORLD ee laga lee yahay dalka Imaaradka Carabta ayaa Sanadkii hore la wareegtay maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga gobolka Bari. Shirkadda […]

qamro

Daawo:Somaliland oo dagaal ugu jirta Burburinta Khamriga lasoo galiyo deeganooda.

27th March 2019 admin 0

Ciidmada Amniga Soomaliland ayaa waxay marar badan u suurta gasha inay inay gacanta ku dhigaan Khamri tira badan oo ka timaada Dalka Itoobiya taas oo […]

axmed madoobe

Daawo:Garbahaaray Golaha Isbadaldoonka Jubbaland ayaa ka horyimid gudigii Doorashada ee Axmed Madoobe Magaacabay

27th March 2019 admin 0
zaynab

Muuqaal:Marwada Madaxwaynaha Somaliya oo ka qayb gashay Tabarucaad Loo sameeyay Labo isbtilaal oo kuyaala Sool iyo Sanaag

27th March 2019 admin 0
indhoqarshe

Taliyaha Indho Qarshe oo la kulmay Safiirka Dowlada Uk u jooga Soomaaliya

27th March 2019 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Maanta Xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Uk u jooga gudaha Dalka Soomaaliya Ben Fender. General […]

No Image

Akhriso:Khudbadii Madaxweyne Farmaajo kajeediyey furitankii Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka

27th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furaya kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka

27th March 2019 admin 0

Waxaa maanta lagu wadaa in uu sirasmi ah uu u furmo kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliy,si ay u dardargeliyaan […]

shabab

Ciidamada Amniga oo soo xiray Sarkaal ka tirsan Argagixisada Alshabaab.

27th March 2019 admin 0

Howlgal qorshaysan oo Ciidamadu ka fuliyeen Gobalka shabeelaha hoose ayaa lagu soo xiray horjoogahaan oo ka mid ah dhagarqabayaasha u taagan daadinta dhiiga shacabka. Howlgalka […]

No Image

Daawo:Maamulka Hirshabeelle oo wada dadaal lagu dib heshisiinayo beelo ku dagaalamay Shabeelaha dhexe.

27th March 2019 admin 0

Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Shiiq Cismaan Barre Maxamed ayaa ka warbixiyey dadaallo dib u heshisiineed oo maamulka Hirshabeele ka dhex wado beelo ku dagaalamay Shabeelaha dhexe.

janan

Daawo:Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa lagu soo dhaweeyey Kismaayo

27th March 2019 admin 0

Arbaco, 27 Maarso 2019- Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur oo howlo shaqo u joogay gobolka Gedo ayaa dib ugu soo laabtay […]

axmedmadoobe

Akhriso:Muwaadin Soomaliyeed oo Axmed madoobe dhibaatayey ayaa fariin Udiray Madaxda Dalka

26th March 2019 admin 0

Fadlan fariintaan waa codsi ha gaarto garsoorka dalka iyo Madaxda ugu sareyso dowlada faderalka somalia. Dalku hadii uu cadaalad rabo iyo sinaanta Xaquuqda Muwadiniinta Soomaaliyeed […]

dagaal

Daawo:Ciidamadii Gadoodka sameeyey iyo Kuwa kale ayaa holwgalo lagu Baacsanayo Shabab kasameeyay deegaano hoosyimaada Balcad.

26th March 2019 admin 0

Militariga Soomaaliya iyo Booliska Hirshabelle oo isgarabsanaya ayaa holwgalo lagu xaqiijinayo amniga kasameeyay deegaano hoosyimaada Degmada Balcad.Ciidmada Howgalka sameeyey ayaa waxaa kamida Ciidamadii dhawaan ka […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes