Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

bardhere

Daawo:Bulshada Baardhere ayaa Baaq udiray Dowlada Soomaliya, Hormuud, Dahashiil iyo ummada Soomaliya

1st January 2019 admin 0

Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay Dowlada Soomaaliya, Shirkadaha Dahabshiil, Hormuud iyo kuwa kale waxay ugu Baaqeen inay ka […]

nicholas

Daawo:Dowlada Soomaliya oo ka hadashay Sababta ay dalka uga Erisay Nicholas Haysom

1st January 2019 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Wakiilka Gaarka Ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom in aan Soomaaliya laga rabin isla markaana uusan ka […]

wasiir

Wasiirka Qorsheynta Somaliya ayaa Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed

1st January 2019 admin 0

Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Jamaal Xassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024 kaas oo maanta ka dhacay […]

No Image

Soomaliya oo ku Amartay Wakiilka Gaarka Ee Qaramada Midoobey Nicholas Haysom inuu dalka iskaga baxa

1st January 2019 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Xoghayaha Guud ee Q.M in Wakiilka Gaarka Ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom in aan Soomaaliya laga […]

qaasim

Daawo:Siyaasi ku eedeeyey Madaxwaynaha Galmudug iyo Beelo uu wata oo kuduulay Degaanka Soomalida Itoobiya

1st January 2019 admin 0

Siyaasi Qaasim Cabdikariim Cilmi ayaa ka hadlay Colaadda Kaxandhaale iyo siyaasadda guud ee Dalka Soomaliya Waxuuna Siyaasi Qaasim ku edeeyey Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale xaaf […]

admiraal

Daawo:Ururka ONLF oo ku dhawaaqay xisbi siyaasadeed

1st January 2019 admin 0

Ururka ONLF ayaa maanta ku dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeedoo ka qeyb geli doono doorashada Dowlad Deegaanka Soomaalida isla markaasna ka dhex muuqanayaa siyaasadda dalka […]

hirsh

Dib u Dhac Ku Yimid Mashaariic Laga Fulin Lahaa Deegaanada Maamulka Hirshabeele.

1st January 2019 admin 0
puntland

Daawo:Qaar kamida Isimida Puntland oo sheegay in la Dhacay Xildhibaankoodii

1st January 2019 admin 0

Isimo kasoo jeeda Gobalka Hayland ee Puntland ayaa Kasoo Hor-jeed saday xildhibada ay soo xuleen Gudiga Xalinta Khilafadka Puntland.

Puntland

Barlamaanka Puntland oo ladhaariyey Gudoomiyena Doortay

1st January 2019 admin 0

Waxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dhawaaqay liiska xildhibaanada oo ka […]

farmajo

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019

1st January 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha […]

lacag

Bulshada Kismaayo oo ka cabana Lacagta duugoowdey ee Shilinka Soomaaliga

1st January 2019 admin 0
wasiir

Wax ka ogow Kulankii dhexmaray wasiirka Cadaalada Somaliya iyo Safiirka Turkiga

1st January 2019 admin 0

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Turkiga U Fadhiya Soomaaliya, Waxaana Ay Ka Wada Hadleen Xiriirka Labada […]

Posts pagination

« 1 … 26 27

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes