Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

wasiir

Wasiirka Gaashandhiga Oo Booqday Naafada Ciidanka Qaranka

9th January 2019 admin 0
ugaas

Daawo:Beesha Cawlyahan oo Taageertay Dowlada Soomaliya

9th January 2019 admin 0

Beelwaynta Cawl yahan oo shir ku qabatay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaay sheegeen inay garab taagan yihiin Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ee […]

gaas

Maqal iyo Muuqaal:Cabdiwali Gaas oo Markii ugu horaysal ka hadlay doorashada Puntland

9th January 2019 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Puntland Dr Cabdiwali Gaas oo shir ku qabtay Madaxtooyada Puntland ayaa markii ugu horeysay waxuu ka hadlay doorashadii looga guulaystay ee Madaxwaynaha […]

wsiir

Daawo:Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Furay Shir wadatashi ah oo ku saabsan Ka hortagga Qaraxyada

9th January 2019 admin 0
jubaland

Top News:Ciidamadii ugu tirada Badnaa oo Magaalada Kismaayo kusoo Noqday

9th January 2019 admin 0

Maamlmo kahor bay ahayd markii Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe uu Magaalada Kismaayo ku soo bandhigay Dhoolatus Ciidan kuwaas oo wata gaadiidka dagaalka noocyadooda kala duwan, […]

deni

Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo kualn laqaatay Gaas iyo Camay

9th January 2019 admin 0

Madaxweynaha shalay la doortay ee dowladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta madaxtooyadda Dowladda Puntland waxaana ku soodhaweeyay Dr […]

No Image

Daawo:Ra’iisul wasaaare Ku-xigeenka Dalka Oo U Dhoofay Dalka Dibadiisa

9th January 2019 admin 0

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta u dhoofay dalka Jordan oo uu uga qayb galayo shir ay […]

gaas

Akhriso:Cabdiwali Gaas iyo Fashilkii karaacay Puntland

9th January 2019 admin 0

Madaxeynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas wuxuu hormuud u ahaa xiriirka sii xumaanayay ee maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Waxaa uu tartanka ugu adag uu […]

diyarad

Al-Shabaab lagu dilay Duqayn ka dhacday Shabeellada hoose

9th January 2019 admin 0

Ugu yaraan Afar xubnood oo ka tirsanaa Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Gobolka Shabeellada hoose. […]

PUNTLAND

Sawiro:Madaxwaynaha Puntland oo Balanqaadyadiisii fulinaya ayaa kulan laqaatay Saraakiisha Ciidamada

9th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta 09 Jan, 2019 waxay kulan […]

markab

Daawo:Markab sida 80,000 Tan oo qamardi loo wado itoobiya ayaa kusoo xirtay Jabuuto

9th January 2019 admin 0

Dekada cusub Dooraale ee dalka Jabuuti waxaa markii ugu horeysay kusoo xirtay Markab wayn oo sida 80.000 oo Qamardi loo wado dalka Itoobiya, markabkaan ayaa […]

deni

Shacabka Muqdisho ayaa aragtidooda kadhiibtay madaxweynaha cusub puntland

9th January 2019 admin 0
farole

Daawo;Xildhibaan Cabdiraxman Faroole oo aan soo hadal qaadin Gaas

9th January 2019 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxman Faroole oo kamida Gaolaha Aqalka sarre ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey Doorashada Madaxwayanaha Puntland ayuu u hambalyeeyey Madaxwaynaha Cusub Puntland iyo […]

Daawo:Maxamad Cabdi Yuusuf oo Fariin udiray Madaxweynaha Puntland iyo Dowlada Ingiriiska

8th January 2019 admin 0

Maxamad Cabdi Yuusuf oo kamid ahaa xildhibanadii hore ayaa waxuu Fariin udiray Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni isagoo sheegay inuu iska ilaaliyo qilaaf […]

wasiir

Daawo:Waftigii Dowlada Somaliyeed ayaa Saxafada kula hadlay Garoowe

8th January 2019 admin 0

Wafti uu Hogaaminaayo Wasiirka arimaha Dibada Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxay maanta Gaareen Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Waftigaan ka […]

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes