Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

Farmajo

Madaxwaynaha Somaliya oo kulan laqaatay jaliyada Somaliyeed ee Kenya

27th November 2018 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay  kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa uga warbixiyay xaaladaha uu dalku ku suganyahay xiligan […]

No Image

Turkiga oo iskuul Cusub ka Hirgaliyey Magaaladda Buuhoodle.

27th November 2018 admin 0

Magaalada Buuhoodle waxaa laga hirgalinayaa Iskuul si casri ah loo dhisaayo kaas oo dhaqaalihiisa bixinayaan hay’ad laga lee yahay dalka Turkiga.

calan

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyadeysay Dadkii ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay Gaalkacyo iyo Muqdisho

27th November 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed oo argagixisada Al-Shabaab ku dileen qaraxyo ay ka geysteen Gaalkacyo iyo […]

mustafe

Daawo:Safiirka Maraykenka u Fadhiya Itoobiya oo Jigjiga kula kulmay Madaxwayne Mustaf

27th November 2018 admin 0

Mgaladaa jigjiga waxaa soo gaaray safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya dalka Itoobiya waxuuna kulan laqaatay Madaxwaynaha deegaanka Soomaliland Mustaf Cagjar asagoo kawada hadleen sidii Dowlada […]

aqalka sare

Golaha Aqalka Sare oo Akhrinta labaad marsiiyey Hidise

27th November 2018 admin 0

Kulanka Golaha Aqalka Sare Somaliya oo Shir gudoominaayey Gudoomiyaha aqalka Saxre Cabdi xaashi ayaa Akhrinta labaad marsiiyey Hidise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga madaxa banaan ee Ladagaalanka […]

gorod

Daawo:Hawlgal ay wadajir u qaadeen Gudiga xasilinta Caabudwaaq iyo Jeneral Gorod.

27th November 2018 admin 0

Hawlgal ay wadajir u qaadeen Gudiga xasilinta Caabudwaaq iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xooga dalka Soomaliya Jeneral Cabdiwali Jaamac Gorod ayaa hawgal lagu xasilanayo amaanka […]

No Image

Daawo:Beesha Caalamka soo dhawaysay Khudbadii Khayre ka jeediyey Shirkii Amniga

26th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku hoos shaqeynta tubta amniga […]

safirka

Daawo:Golaha Aminga Afrika ayaa Amaanay dadaalada iyo Horumarka ay Gaartay Soomaliya

26th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda golaha amniga iyo nabadgelyada Midawga […]

qarax

Daawo:Qaraxii Muqdisho Ninkii ka dambeeyey oo Gacanta lagu soo dhigay iyo qasaarihii ka dhashay

26th November 2018 admin 0

Qarax xoogan ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Xaafada Kaawa-Godeey qeybta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho, Inta la xaqiijiyay 5 Ruux ayaa qaraxaasi ku geeriyootay […]

gaas

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo safar Macsalaamayn ah ku gaaray magaalada Qardho.

26th November 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Watqtigiisa dhaamaday Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa safar uu ku macsalaamaynayo Shacabka Puntland waxuu kusoo gaaray Degmada Qardho ee xarunta […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha badaha

26th November 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda magaalada Nairobi ayaa sheegay in […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Dalka

26th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku hoos shaqeynta tubta amniga […]

No Image

Daawo:Ciidanka Soomaliya ayaa soo afjaray Weerar argagixisada ay ku qaadeen Guriga Cabdiweli Cali Cilmi Yare.

26th November 2018 admin 0

Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Danab,Ciidamada Booliska iyo Nabad usgida Soomaaliya ayaa soo afjaray weerar Argagixisada Al-Shabaab saaka ku qaadeen Guri ku yaala magaalada […]

wasiir

Muuqaal:Wasiirka Cadaaladda Soomaliya oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo sharciga

26th November 2018 admin 0

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka billaha ee sharciga adeega kaalmada dalka,waxaana ka qeyb galay […]

isgaarsin

Dhagayso:Wax garadka Deegaanka Kaxandhaale oo beeniyay warar ay qoreen warbaahinta qaarkood

26th November 2018 admin 0

Maxamed Cabdulaahi Jaamac oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa been abuur ku tilmaamay warar ay qoreen qaar kamid ah warbaahinta Soomaalida oo ahaa in deegaanka […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes