Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

xaaf

Daawo:Xaaf iyo Shiiq Shaakir oo usuurto galiwayday inay Dhulka maraan ayaa Diyaarad ku tagay Gaalkacyo

4th November 2018 admin 0

Magalada Gaalkacyo waxaa gaaray Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo Madaxa Xukuumadda Maamulkaas Maxamed Shaakir Cali Xasan Wafdiga waxaa garoonka diyaradaha Gaalkacyo kusoo dhaweeyey qaybaha kala duwan […]

muuse

Daawo:Xukuumada Muuse Biixi ayaa lagu eedeeyey inay DhegeysatoTelefoonada

4th November 2018 admin 0

Wasaarada Isgaarsiinta iyo Tignoolijiyada Soomaliland ayaa waxaay soo keensatay qalab lagu dhageysto taleefonada Xisbiyada Mucaaradka iyo Bulshada qaybaheeda kal;a duwan qaas ahan kuwa kasoo horjeeda […]

maamul

Maamul Goboleedyada is qarin waaye waxayna ku adkeysteen Qarabashadii

4th November 2018 admin 0

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa (HILAAC BIYIHIISA WAA CADDEYSTAA).Hadalkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi maxamed uu ka jeediyeyMagaalada Juba ee caasimada Suudaanta Koofureed waxay ahayd mid loo baahnaa […]

yariisow

Daawo:Maamulka gobolka Banaadir oo Amaro adag Duldhigay dadka dagan xarunta wasaaradda arrimaha gudaha

4th November 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa maanta kormeerey xaruntii wasaaradda arrimaha gudaha oo kamid ah […]

No Image

Daawo:Kulan Sannadeedka aan caadiga ahayn Golaha Wasiirrada ee Dar-Dar Gelinta Qorshayaasha Qaranka Somaliya

4th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka oo looga tashanayo geedi […]

No Image

Sawiro:Kulan Sannadeedka Golaha Wasiirrada ee Dar-dar Gelinta Qorshayaasha Qaranka Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay

4th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka oo looga tashanayo geedi […]

Wakiilka Qaramada midooba ee Somaliya oo Gaaray Hargaysa

4th November 2018 admin 0

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa Maanta gaaray Ma0gaalada Hargeysa. Nicholas Haysom ayaa Magaalada Hargeysa kulan kula qaatay Madaxweynaha […]

yariisow

Gudoomiyaha Yariisow ayaa amray shacabka degan Wasaarada arrimaha gudaha inay Baneeyaan

4th November 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Yariisow ayaa ku amray dadka degan xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku […]

Jarmalka oo Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta

4th November 2018 admin 0

Dawladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta, taas oo hoos u dhigaysa saamiga dadka shaqo la’aanta ah. war lagu qoray bogga safaaradda Jarmalka […]

Qabashada Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa Maanta Bilaabanaysa

4th November 2018 admin 0

Magaaalada Baydhabo Maanta ayaa waxaa ka bilaabaneysa qabashada araajida musharraxiinta u taagan xilka madaxwaynaha ee maamulka Koonfur Galbeed. Waxaana musharraxiinta Madaxwaynaha Koon furgalbeed laga filayaa […]

darwiish

Kisaamyo:Gudigga Barlamaanka Jubbaland oo kulan la Qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha

4th November 2018 admin 0

Gudigga Barlamaanka Jubbaland u Xilsaaren la Xisaabtanka Wasaardaha ayaa waxay kulan la Qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha waxayna Xaafiiskiisa kulan kula qaateen Wasiirka Arrimaha Gudhaha Maxamed […]

No Image

Muqdisho:Dhismihii lagu sameynayey Golaha Murtidda iyo wacyigalintaoo Xawli kusocda

4th November 2018 admin 0

Golaha Murtidda iyo wacyigalinta oo Burbur balaaran ka Soo gaadhay dagaaladii Sookeeye ayaa hada waxaa kasocda dayactir balaaran oo ay kaqayb qaadanayaan qaybaha Bulshada iyo […]

buurdhuube

Muuqaal:Magalada buurdhuubo ee gobolka gedo ayaa horumar ka sameysay dhanka waxbarashada

4th November 2018 admin 0

Magaalada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa horumar ka sameysay kobac dhanka waxbarashada ah, Magaalada ayaa wxaa ku arkaysaa Dusiyo kale duwan kuwaas oo aradayda Magaalada […]

muuse

Hargaysa:Madaxwayne Somaliland oo shaaciyey caqabadaha haysta somaliland

4th November 2018 admin 0
wasiir

NISA oo hakisay qandaraasyo uu saxiisay Wasiirkii hore ee Amniga

3rd November 2018 admin 1

Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Ayaa Hakad Galisay Una Gudbisay Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Qandaraasyo Malaayiin Dollar Ah Oo Sanadi Lasoo Dhaafay Uu Si […]

Posts pagination

« 1 … 23 24 25 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes