Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

wargardhac

Daawo:Suldaan Lagu Caleema saaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

2nd July 2018 admin 0

Munaasabad balaaran oo lagu caleeemo sarayo suldaan XASAN CILMI JAMAC oo ah Suldaanka guud ee beesha Maxamed Amaanreer oo kamida Beelaha Sade Mareexaan ayaa maanta […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-gudoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda

2nd July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir-gudoomiyay kulanka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlayay dabagalka iyo dhaqan gelinta qodobbadii kasoo […]

cumar

Maxamed Cumar Carte Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed

2nd July 2018 admin 0
calan

Magaalada Qardho ayaa waxaa laga xusay muunasabada 1da luuliyo

2nd July 2018 admin 0
No Image

Ciidamada NISA oo xiray Afhayeenkii Madaxwayne Xaaf

2nd July 2018 admin 0

Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta xiray afhayeenkii maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax sida Idaacada Kulmiye ay u xaqiijiyeen xubno ka tirsan maamulka […]

puntland

Gudiga difaaca Puntland ayaa jiida hore ku soo dhoweeyay Cutubyo ka mid ah Ciidamada kumaandooska

2nd July 2018 admin 0

Gudiga difaaca Dowladda Puntland iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa jiida hore ku soo dhoweeyay Cutubyo ka mid ah Ciidamada kumaandooska kayd ah oo ka […]

xoolo

Daawo:Dowlada Soomaliya oo ku guulaystay in Xayiraada laga qaado xoolaha Somaliya ee loo dhoofiyo Dalka Sacuudiga

2nd July 2018 admin 0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS Mudane Sheikh Nour Mohamed Hassan oo Sheegay in La qaaday Xayiraaddii Saarneyd Xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin jiray Dalka Sucuudiga, Xoolaha […]

wasiir

Xafiisyo lagu xaliyo khilaafaadka Bulshada ayaa laga hirgaliyey Magaalada Muqdisho

2nd July 2018 admin 0

Hirgalinta xafiiska xalinta khilaafaadka Bulshada ayaa laga furay degmooyinka Kaaraan iyo Xamar Jajab waxaa ay qayb ka tahay nidaamka daadajinta Cadaaladda ee ay ku howlan […]

Dowladda Soomaaliya oo si care leh uga jawaabtay Hoobiyayaashii Lagu Gaaracay Wadajir

2nd July 2018 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Hoobiyayaasha ahaa ee ku dhacay degmada Wadajir maalintii shalay aheyd. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta oo ayaa […]

shaasha

Daawo:Sida looga dabagaal dagay 1da Luulyo Magaalada Jowhar

2nd July 2018 admin 0
calan

Daawo:Magaalada Buula Burde oo laga Xusay 1da Luulyo

2nd July 2018 admin 0
lacag

Muuqal:Qiimaha Sarifka lacagaha Boosaso oo laga Heshiiyay

2nd July 2018 admin 0
calan

Magaalada Garbaharay ayaa lagu qabtay Munsaabada 1-Da Luulyo

1st July 2018 admin 0

Magaalada Garbaaharay ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacday munaasabada kowda luulyo oo ah maalinta Soomaliya ay xoriyada qaadatay, Munaasabadaan lagu xusaay Maalinta Xornimada Soomaliya […]

BBARDHEERE

Deg Deg Dhageyso: Guddomiyihii Degmada Baardheere oo Kubaaqay dagaal kadhana Axmed Madoobe

1st July 2018 admin 0

Maamulka Axmed Madoobe ee ka taliya Magaalada Kismaayo taas oo shacabka Jubbaland ku hayo dhibaatooyin farabadan oo kamid yihiin Dil, dhac, Kufsi ,Masaafurin iyo boob […]

calan

Daawo:qaabka Looga Dabadaal dagay Magalada Balwayne 1-da Luulyo

1st July 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes