Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

yariisow

Daawo:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xariga ka jaray Saldhigga Degmada Boondheere

4th July 2018 admin 0

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Saldhigga degmada Boondheere oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyey, waxana […]

london

Daawo:Jaaliyada Soomaliyeed ee London ayaa u dabaal dagtay maalinta Xornimada Soomaliya

4th July 2018 admin 0

Magaalada London ee Caasumada Dalka Ingiriiska aya waxay ka dhacay Munaasabad si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyey oo ay qayb galeen qaybaha kala […]

No Image

Daawo:Ra’iisul wasaaraha Khayre oo kulan amniga looga hadlayo la qaatay Hay’adaha Amniga

4th July 2018 admin 0

Ra’iisul Waasaaraha xukumadda federaaLka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la qaatay Kulan hay’addaha amniga iyo maamulka gobolka Banaadir, Kulankaan oo ka qabsoomay xarunta Taliska […]

farmajo

Sawiro:Madaxweynaha oo Casho Sharaf u Sameeyay Guddigii Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda

4th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii 26ka Juunyo iyo 1-da […]

masjid

Ardey baratay Qur,aanka kariimka ayaa xaflad loogu sameeyay magaalada Qardho

4th July 2018 admin 0
isgaarsin

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo Ka Hadlay Xeerka Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka

3rd July 2018 admin 0
No Image

Deg Deg:Maamulka Galmudug oo shaacisay inuusan Afhayeenka Galmudug ahayn Cabdulaahi Xaashi Roob’aday

3rd July 2018 admin 0

Shalay bay ahayd markii ay soo baxeen warar sheegay in Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya ay xabsiga dhigeen Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (roob Da’ay), Afhayeenkii […]

No Image

Daawo:Gudoomiye Yariisow oo Mudo 30 cisho ah uqabtay in lagu baneeyo Darjinoyinka & Beerarha Muqdisho

3rd July 2018 admin 0

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey dhammaan […]

No Image

Daawo:Ra’iisalwasaare Khayre oo la kulmay Wafti kasocda dalka Qadar

3rd July 2018 admin 0

Wafti balaaran oo ka socda dawladda Qadar ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana hogaamiyay madaxa Dekadaha Dawladda Qadar .Waxayna kulan la yeesheen […]

jubaland

Wariyeyaasha Soomaaliyeed Ayaa Ka Hadley Hadal’haynta Ku Aadan Isku’Shaan’dheynta Golaha Wasiirada Jubaland

3rd July 2018 admin 0

Tan Iyo Intii Ay Bilaabatey Hadal’haynta Ku Aadan In Madaxweynaha Jubaland Uu Sameyn Doono Isku Shaan’dheyn Iyo Shaqo Ka Eryid Lagu Sameyn Doono Golaha Wasiirada […]

BBARDHEERE

Akhriso:Gudoomiyihii Degmada Baardheere oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Axmed madoobe ayaa xilka laga qaaday

3rd July 2018 admin 0

Gudoomiyihii Degmada Baardheere Cabdulaahi Nuur Xasan Cadow ayaa waxaa laga qaaday Xilka kadib markii weearar afka ah ku qaaday Madaxwaynaha Jubbaland, waxaana uu ku eedeeyey […]

qalbidhagax

Dhageyso:Qalbi dhagax oo sheegay inuu kusoo wajahan yahay Soomaliya kana Hadlay Xarigiisa

3rd July 2018 admin 0

Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax ayaa waxa uu ka hadlay dadkii ku lugta lahaa ama ka dambeeyey in lagu wareejiyo dowladda Itoobiya, Qalbi Dhagax waxa […]

jana

Wasiirka Aniga Jubbaland oo gaaray Degmada Luuq

3rd July 2018 admin 0

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga ee dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdirishiid Xasan cabdinuur ayaa soo gaarey degmada Luuq ee gobolka Gedo,wafdigan ayaa ka soo […]

No Image

Daawo:Xukuumadda Somaliland Oo Beenisay In Tukaraq Ay Ku Barakaceen 12000 Oo Qof.

3rd July 2018 admin 0
BBARDHEERE

Muuqaalo:Bananbax looga Soo Horjeedo Axmed Madoobe laguna taageeraya Gudoomiyaha Baardheere oo ka dhacaya Gedo

3rd July 2018 admin 0

Gudoomiyaha Degmada Baardheere ee gobolka Gedo Cabdulaahi nuur Xasan Cadow ayaa waxa uu ka dhiidhiyey Dhibaatada joogtada ah ee Axmed madoobe ku hayo shacabka Jubbaland […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes