Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

No Image

Daawo:Ra’iisul wasaare Khayre oo xilkii ka qaaday wasiirkii hore ee Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya

9th July 2018 admin 0
tacsi

Madaxda qaranka oo ka qayb Galay Aaskii Bishaaro Aadan Yuusuf

9th July 2018 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay, Bishaaro Aadan Yuusuf oo ah Hooyada dhashay Marwada dalka Saynab Cabdi Macalin, oo xannuun mudooyinkaan haayay […]

deg

Deg Deg:Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo xilka laga qaaday

9th July 2018 admin 0

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xasan Macallin Xuseen, Sidoo kale digreetada […]

hoyo

Musharax Madaxwaynaha jubbaland oo ka tacsiyadeeyey Geeridii Marwada Koowaad 1aad ee Dalka Soomaliya Hooyadeed Hooyo Bishaara

9th July 2018 admin 0

Innaa Lillahi wa Inaa ileyhi raajicuun Musharaxa Madaxwaynaha jubbaland Mudane Cabdi Maxamed “Deeq Faandhe” ayaa tacsi u diray Madaxwaynaha Soomaliya, Marwada 1aad ee dalka soomaliya, […]

khayre

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir Gudoomiyay Kulan Ay Yeesheen Guddiga Dhaqaalaha Dalka

9th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee guddiga dhaqaalaha dalka oo looga hadlay sidii loo […]

camey

Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa ka qayb galay Xaflad ay ku qalin jibiyeen arday

9th July 2018 admin 0
masjid

Dhallinyaro dhameysatay quraanka kariimka ah oo qalin jabin loo sameeyay Madarasada Ummul Quraa

9th July 2018 admin 0

Dhallinyaro dhameysatay quraanka kariimka ah ayaa qalin jabin loo sameeyey Madarasada umul Quraa ee xeryaha qaxootiga dhaadhaab, waxaama ka soo qayb galay Munaasabadaan Waaladiinta ardayda […]

farmajo

Daawo;Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey dalka Turkiga

9th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab […]

wsiir

Shir looga hadlayo ammaanka Caasumada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho

8th July 2018 admin 0

Shirka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Kusimaha Guddoomiyeha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda, […]

No Image

Daawo:Warbixin Amaanka Caabudwaaq oo mudo Yar isku Badalay iyo shacabka oo ka Hadlay

8th July 2018 admin 0

Magaalada Caabudwaaq ayaa waxay kamid noqotay magaalooyinka ugu amaan Soomaliya taas oo Ciidamada iyo shacabka Caabudwaaq ay u istaageen sidii ay uga shaqayn lahaayeen amaanka […]

ceelwaaq

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ee Degmada Ceelwaaq ayaa weerar afka ah kuqaaday Axmed madoobe

8th July 2018 admin 0

Dhawaan bay markii wafti xildhibaano iyo saraakiisha Ciidamada Xooga dalka Soomaliya tageen Gobolka Gedo kuwaas oo Qalab Iyo saanad Militari ku wareejiyey Ciidmada Xooga dalka […]

samatar

Daawo:Ismaciil Samatar oo dardaarin ujeediyey Ciidmada Soomaliland ee jiida Tukaraq

8th July 2018 admin 0
No Image

Muuqaal:Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda

8th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer hawleed ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan la qaatay wasiir Dr. Cabdiraxmaan Ducaale […]

boqorka

Daawo:Qaabkii loogu soo dhaweeyey Degmada Rako-raaxo Boqor Burhaan Boqor muuse.

8th July 2018 admin 0
hirshabee

Akhriso:Maamulka Hirshabeele oo wariyaasha uga digay inay tabiyaan Kufsiga

8th July 2018 admin 0

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa waxaa ku soo badanaya kufsiga loogaysto Haweenka, dhacdadii ugu dambaysay ayaa waxay ahayd markii labo haweena oo mid […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes