Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

No Image

Daawo:Baarlamaanka Kenya oo loo gudbiyay codsi ah in Ciidamadda Kenya laga saaro Soomaaliya

11th July 2018 admin 0
No Image

Daawo:Bulshada Degmada Balanbal oo Codsatay in waxlaga qabto baahiyada Isbitaalka Degmada Balanbal

10th July 2018 admin 0

Bulshada Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ka codsadeen dowlada Soomaliya iyo Qurbajoogta inay wax kaqabtaan Baahiyaha kajira isbitaalka Degmada Balanbal, Baahiyahaas kajira Isbitaalk […]

shariif

Dhageyso:Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay

10th July 2018 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Koonfurgalbeed Shariif Xasan shiiq aadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydho ayaa waxuu sheegay in been laga sheegay asagoo war aan wax […]

No Image

Daawo:Wasiirka Amniga Somaliya oo tababar u furay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska

10th July 2018 admin 0

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa maanta tababar u […]

xildhiban

Akhriso:Afhayeenkii wasaaradda Amniga oo xilkii laga qaaday

10th July 2018 admin 0

Wareegto ka soo baxdey xafiiska Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw (Ducaale) ayaa xilkii afyaheennimo looga qaaday Cabdi-casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan).

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo iyo Xasan Shiiq oo isla qaatay iskaashiga iyo wada shaqeynta madaxda haatan iyo kuwii Hore

10th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku sugan caasimadda dalka Turkiga ee Ankara ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh […]

No Image

Akhriso:Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista Oo Shaqada Laga Joojiyey arimo laxariira Hajka

10th July 2018 admin 0

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa Shaqa joojin loogu sameeyey Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista iyo […]

banaadir

Dhagesyo:Maamulka Gobolka Banaadir oo Furay Xafiis Qaabilsan Canshuurta Shirkadaha Xalane

10th July 2018 admin 0

Maamulka gobolka Benaadir oo mudooyinkii dambe xooga saareyay sidii bulshada caasimadda kunool ay u heli lahaayeen adeegyada ay dowlada hoose bixiso iyagoo jooga degmooyinkooda ayaa […]

mursal

Muuqaal:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Furay kalfadhiga 5-aad ee Barlamaanka Koofur galbeed

10th July 2018 admin 0

Xafladda Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, ayaa waxaa Ka qeyb galay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna gudoomiyaha golaha Shacabka Mudane […]

wasiir

Wasiirka cadaaladda Somaliya ayaa xariga ka jaray xafiiska xalinta khilaafaadka degmada Hodon

10th July 2018 admin 0

Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya ayaa laga hirgeliyay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir xafiiska xalinta Khilaafaadka si ay bulshada u helaan adeeg Garsoor oo dhammeystiran. Wasiirka Cadaaladda […]

cumar

Allaha Caafiyo Ganacsade Cumar Faray ayaa Koox Hubaysane ku dhaawacday South Africa

9th July 2018 admin 0

Wararka laga helayo Dalka South Africa ayaa sheegaya in Ganacsade Soomaali ah ay kooxo hubeysan ku dhaawaceen dalka South africa , sida ay xaqiijiyeen Soomaalida […]

juba

Daawo:Qaab Kaduwan Qaababka loo dhaariyo madaxda soomaliya ayaa loo dhaariyey wasiirada Jubbaland

9th July 2018 admin 0

Munaasabad Lagu dhaarinaayo Wasiirada Cusub ee jubbaland ayaa waxay ka dhacday Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland, wasiiradaan Cusub ee ladhaariyey […]

No Image

Daawo:Xildhibanada Hirshabeele oo ku eedeeyey Wasiirka warfafinta Hirshabeele Kuxad gudub Dastuur iyo Shaqo gudasho la’aan

9th July 2018 admin 0

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeele oo kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ayaa waxay dhaliil ujeediyeen Wasiirka warfaafinta Hirshabeele Cabdiwali Maxamed Cabdi inuu shaqdiisi gabay waxayna […]

rashin

Muuqaal:Deeq Raashina oo Lageeyey Gobolka Gabilay

9th July 2018 admin 0
shire

Wasiirkii Cusub ee Wasaaradda Cafimadka Jubbaland oo Xilka lawareegay

9th July 2018 admin 0

Munasabadan ay Xilalka Kula Kale Waregayeen Wasiirkii Hore ee Cafimadka Dowlad Goboledka Juubaland Cali Xaaji Nuur iyo Wasiirka Cusub ee Wasaarada Mursal Maxamed Qaliif ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes